site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dabada iska gali

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Feb. 16, 2001): Dabada iska gali
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 13, 2001 - 03:54 am
waxaa waaye sheeko qosol.

waxey aheed nin ayaa malin naag tiisa katagey waxuu u dagtey magaalda markuu gurigiisa ku soo noqdey ayaa waxuu arkey naagtiisa oo lajoogaan "3 nin" markaas ayuu waxuu ku yiri 3 di nin ninka naagta qabey wuxuu lahaa beer weyn oo wax walba kabaxaayaan markaas ayuu waxuu ku yiri 3 nin waxaad ugu jeceshihiin kala soobaxa beertaas aan leeyahey markaas ayey waxey ku dhaheen waayahey 3 doodi markaas ayey bexeen mid ayaa waxuu kala soo baxey bis baas beerta markaas ayuu waxuu u yimid nin ki naag ta qabey markaas ayuu waxuu yiri dabada iskagali bisbaaska xax xax asoogoo dhahaayo ayuu dabada iska galiyey kii labaat ayaa soo qaatey waxuu soo goostey liin dhanaan markaas ayuu waxuu ula yimaadey ninka naagta qabey markaas ayaa waxuu kuyri dabada iska gali dabada liinta markaas ayuu qosley kii liinta dabada iska gali la dhahaayey markaas ayaa waxaa wax wey diiyey kii bisbaaska maxaad ku qosleysaa markaas ayuu waxuu yiri waxaan ku qoslaa saxiibkey oo qaro soo wata...lol

bye

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.