Friday, February 16, 2001 - 07:48 am HEy GUYS I have A Small Joke!! 2 DEF MUTES WHO WERE MARRIED TO EACH OTHER WERE ARGUING ONE NIGHT, guess he did give t pleasure, ANYWAY THE QUESTION IS HOW DID THE HUSBAND STOPPED THE ARGUMENT??????
> THINK ABOUT IT!!!!!
ANSWER===> :-) :-) BY TURNING OFF THE LIGHT :-):-)
Tuesday, March 20, 2001 - 08:27 am Maalin ayaa waxaa dhintay nin shiikh ah markaas waxaa lala dugay kitaabkiisa maalin kale ayaa waxaa dhintay nin indhool ah waxaana lala duugay ushii uu sidan jiray mudo kadib ayaa waxaa dhintay nin dhagool ah waxaa la yiri yaalala dugaa ninkaan waxaana layku raacay ninkii u tarjumayay in lala duugo