site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Naagihii wiishka saarnaa

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Naagihii wiishka saarnaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo (Public user)

Unrecorded Date
Laba naag oo isla socda ayaa guri wiishkii ka soo degtay, wiishkii intuu shex soo marayey ayaa mid daacday, markaasaa tii kale tiri " Naa heedhe waa maxay xaafadu waxaa ka soo uraya gus-guse ?" tii kalaa tiri " Naa anaa daacay " Qax, qax, qax, fiq, fiq, fiiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ddfftt (Public user)

Unrecorded Date
aad ayaan ugu qoslay thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Candhaf (Public user)

Unrecorded Date
To Ciiryaamo
Ciiryaamo, commentskaagii hore iyo af soomaligaguba way i cajabiyeen laakin macano daradaada ayaan layaabay!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idris

Unrecorded Date
from idiras

saaxiiboow waxaad tahay rageedii sidaasna ku wad

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.