site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Macalinkii Carabka La, aa...... (Real Joke)

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Mar. 13, 2001): Macalinkii Carabka La, aa...... (Real Joke)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jaale

Saturday, February 17, 2001 - 08:51 am
Salaamu calaykum,

Baribaa cid cunug ay dhashay gaysatay dugsi uu dhigo macalin carab la,a(Carabeey).Macalinkiibaa damcay inuu wiilka u bilaabo quraanka, oo uga bilaabo Alif wax maleh.macalinkiibaa wiil ku yiri waxaa dhahdaa: Agif wax maleh, Markaas wiilkii ka daba yiri:Agif wax maleh, Macalinkiiba wiilka inta ul ku dhuftay yiri:Agif kuma dhihina Agif waxa maleh dheh, markaas cunigii ku yiri:Agif wax maleh (Ileen sidii loogu sheegaye), Macalinkii cunigii sidii uu utumayay ayaa mar danbe, wiil ilmaha dugsiga u roonaa ku yiri macalinkii:macalinoow cunugu saad ugu meerinayso ayuu kaaga daba aqrinayaa(wuxuu ka cabsady inuu yiraahdo waad carab la, dahay)ee anigu aan u meeriyo,Wiilkiibaa wiilka ugu meeriyay sidii saxda ahayd ee ahayd Alif wax maleh, canugiina si sax ah ayuu ugu dhawaaqay. Macalinkiina garawsaday inuu qalad ku tumayay cuniga:

Waxaan aad u rajaynayaa inaad wada fahamteen idankana qoslisay:

By:Jaale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KC

Saturday, February 17, 2001 - 10:51 am
LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL
LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL
LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL BRO DAT WAS FUNNYY
I SWEAR SHITT WAS BOMB MAN,HE WAS BEATING THE POOR KID FOR NO REASON LOOOOOOOOOOOOOOL THANKX MAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed

Monday, February 26, 2001 - 10:58 am
ah aha ah aha, Lol
Yaraaneey ciil laga koray.Saaxiib waa sheekadii iigu qosalka badnayd ee aan maqlo in mudo ah.

keep it coming, thanks very much

your bro Mohamed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ilyaas

Thursday, March 01, 2001 - 01:48 am
To: Jaalle, saaxiib waxaa la yidhi haddaad run sheegayso been run u eg sheeg. L-du xarfaha la kari waayo ma,aha.
Sidaa dartee saaxiib beeni raad ma leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qosoljecel

Thursday, March 01, 2001 - 02:50 am
lllllllllllloooooooooooooooooooooollllllllllllll
that is so funny
keep up the good work

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mj

Saturday, March 10, 2001 - 05:06 am
you are the best Jaale looooool,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

biriye

Monday, March 12, 2001 - 03:40 am
Jaale saaxiib ha dhagaysan Ilyaas tiisa ayuu ka hadlay ee soo wad sheekooyinka

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.