This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either... Go to Current Forums ...with millions of posts SHEEKO QOSOLBADAN SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): SHEEKO QOSOLBADAN DAAHIR (Public user) Unrecorded Date BARI BAA WAXAA JIREY NIN LAYIRAAHDO DAAHIR DAAHIR WUXUU AHAA NIN AAMUS BADAN CIDNA AAN WAXBA KU DARSAN ; DAAHIR WUXUU KALOO AHAA NIN AAN TUKAN MAALLIN TII DANBE AYAA NIMAY SAAXIIB AHAAYEEN KU YIRI DAAHIROW MAXAAD SALAADA U TUKAN WEYDAY WUXUU KU YIRI SXBOW WELIGAY MATUKANE MAMAANTAAN BILAABAYAA WUXUU SAAXIIBKII KUYIRI BALGALABTA BILOW ; WUUNA KA AQBALAY ; DAAHIR WUXUU AADAY SALAAD MAQRIB WUXUU NA KAGAAREY RAGCADII UGU DANBAYSAY HALKII AYUUNA KASII WATAY SALAADIISII MARKII LASALAAMA NAQSADAY AYUU WUXUU SII WATAY LABADII SII RAGCADOOD EE UDHINAA MARKUU DHAMEEYEY ALXMDU AYAA DADKII KADANBEEYEY YIRAAHDEEB\ AAAMIIIIIIIIIIINNNN DAAHIR INTUU NAXAY OO UU HORE UBOODAY AYYUU KU YIDHI DADKII WAAR ORDOO AFKA KALA JIIDEE ILAAHAY QAYLADA KALATAGA HORE AYUUNA USII BAXAY WHAT YOU THING FOR THAT JOCK wasaaye Unrecorded Date that is just nacasnimo aad u wayn ee kafiirso hadaladaad leedahay kaftanka iyo diintana kalasaar raaxeeye Unrecorded Date Daahir iyo wax lagu yidhaahdaba ...rabbi danbi dhaaf waydiiso...kuwa serfka lehna waar saaxiibayaal...ksheekada ka masaxa dheh Geedi_shaambow Unrecorded Date yax yax yax.................... Daahir... that is really funny one......... i like the way you say Aaaamiiiiin.................. mrs. wasaaye Unrecorded Date daahir aamiinta lagaama aqbalo yaa ku dhaho nacas waaxid Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.