site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Nimankii naagaha isugu faanay

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Nimankii naagaha isugu faanay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo (Public user)

Unrecorded Date
Maalin ayaa waxaa labanin oo duleedka Xamar jooga dhexmaray dood. Labadaa nin waxay ahaayeen niman saaxiibo daacad ah, labadoodaba waxay lahaayeen xaasas. Maalin maalmaha ka mid aha ayaa labadii nin midkood soo booday oo yiri " Waryaa Jiroow naagtaada & naagtayda kee qurxoon ?" markaasaa kii kale inta soo booday yiri " …Maskiin! maxaa isaga dan ah naagtayda & taada !. Teeydaa wax badan qurxoon iskumana dhawa." .

Dhowr saacadood markii uu murankii socday walina ay sheekadu marayso Taaydaa kaa qurxoon & taaydaa kaa qurxoon ayaa labadii nin waxay isku afgarteen in guryihii latago lana fiirsho midka naag qurxoon. Waxaa lagu soo hormaray gurigii Jire.

Markii uu ganjeeladii ka soo galay ayuu ku dhawaaqay magaceedii " Faay..! faay ku mee ?" markaasaa waxaa cod laciif ah aadna loo maqleen ka yeeray maqsinka raashinka la gashto, waxayna tiri " …Hee aw-jiroow" ayadoo hadalkii sii wadatana tiri" Jawaanka madaxa makala soo baxaa".

Markaasauu Aw-Jire yri " Maya, maya hada isku tagimaynee ( galmo), kaalay dad baan ku tusayaaye". Halkaas ayaa sheekadii ku gaba-gaboowday intaan kii kale la gaarin, labadoodaba meel cidla ah ayey ku murmayeen. Qaaaax, Qax, Qax- Fiq, Fiq, Fiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kirli (Public user)

Unrecorded Date
100% so funny!

Laakiin Adiga Aw-Jire miyaa?

Qax qax qux...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jama (Public user)

Unrecorded Date
Ciiryaamo waa sheeko qosol leh laakiin saaxiib maanan fahmin jawaanka waxa madaxa ugu riday islaanta ma Jire ayaa looga soo hormaray?

Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo (Public user)

Unrecorded Date
To: Jama

...Saaxiib jawaanka waxaa madaxa loogu gashay foolxumo daraadeed, jawaankana waxaa uu ka qaadaa oo kaliya marka ay jameeco isugu tagayaan ( galmo). Jamicsiga kadibna teendhadeeda ayaa la saaraa, inaan foolxumadeeda looma adkaysan karee.

Mahadsanid

Ciiryaamo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
sxb it seems funny, still i didn't get it!
waxaa isku qaldee labo jawaan; midka ay madax kula jirto & midka maraka la jameeceesanaayo!
thanx bro!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahad

Unrecorded Date
Ciiryaamo l@@@@@@@@l go' go gooooooooo, saaxiib run ahaantii waa sheeko qosol badan...

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.