site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAQAAYADLE

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Mar. 13, 2001): MAQAAYADLE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TQ

Sunday, February 18, 2001 - 10:01 pm
maalin maalmaha ka mid ah ayaa nin maqaydle ah,
waxaa u soogalay nin 12 xabo oo rooti ah wato.
ninkii maqaaydlaha ahaay intuu farxay ayuu is yiri
ninkaan rootiga badan wato waxuu kaa cabaa shaah
badan,ugu yaraan 5 koob oo shaah ah.nin kii rootiga watay intuu fariistay ayuu dalbaday koob
shaah ah.ninka maqaayada lahaa ayaa u keenay koobkii shaaha ahaa,kadib ninkii rootiga watay
lacag jaceel dartiis koob shaah Ayuu ku dhameeyay
12 xabo oo rooti ah.kii maqaayada lahaa intuu xanaaqay ayuu ku yiri nasii lacgta adaaba noolaneeynin hadaad 12 xabo oo rooti ah ku dhameeyneeysid 1 koob oo shaah ah.hahahahahahahah
MAHADSANIDIIN
TQ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sabaad

Wednesday, February 21, 2001 - 07:17 am
hi. qosal waaye 12 xabo rooti ah. inuu dhahaa fiicneed war maqaayadle marabtaa roodhi iib ah .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Butterfly

Wednesday, February 21, 2001 - 10:20 am
lol@Sabaad. ani xata marka qorka soo aqrinayay waxan isdhahayay wuxuu dhaha rooti iib ah marabta laakiin uuba kanaxay koobshaahubaka cabay hahhahahah.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.