site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Fadlan icaawiya....

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Fadlan icaawiya....
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burjiko (Public user)

Unrecorded Date
Waxaan ahay nin dhalinyaro ah. waxaan guursaday xaas, laakiin hal cilad ayaa ihaysata !.

Ciladaana waxaa weeye, mar alla markaan rabno in aan aniga iyo wadaadayda jameecaysano ayaa intaananba meeshii gaarin biyo baxaa!.

Arintaa ciladeeda maxay tahay ? Rag ay ku dhacdayse ma jireen ? maxaase looga gaashaaman karaa ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dabqaad (Public user)

Unrecorded Date
Dhaqtar u tag koow dheh.

Alternative treatment, Waxaad ku celin kartaa adiga oo is hilmaamsiiya xarraarad oo ka fikara "horta haddaanu soomali nahay maxaanu isuleeynaynaa!" kadib waxaad dhex gali bad kadibna waxaad arki adigoo ku walaaqaya xaajiyadda 15 daqiiqana baxdey.

Maalinta ku xigtana ka fakir macallinkaadii fisigiska ee dugsiga sare "horta muxuu kuu necbaa oo had iyo goor kuu dili jirey"

Maalin saddexaadkana ka fakir "maalintii lagu qafaalay ee Sanbaloolshe dhaladda madaxa kaaga jabshey!"

Haddii ay socon weydo ila soo xariir waxaan kuu sheegayaa habab kale.

Dabqaad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Birqabato (Public user)

Unrecorded Date
Dabqaad, Talo wanaagsan iyo LOOOOOOOOOOOOOOL
Lakiin waxaa haboon xaaskana inay ka caawinta ninkeeda some how.
Bal iyadana la tali.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aashuun (Public user)

Unrecorded Date
Burjiko - Dabqaad talo aad u fiican ayuu ku siiyey waana arrin shaqeysa.

Tana waa shaqeysaa: Hadaa rabtid inaa shaqo aad u culus qabato marka hore alaabta qaranka u tuuro kadibna si kastoo aad u fududeed waqti badan ayey kugu qaadanaysaa inaad mar labaad imaato.

Halka su'aal oo aan kuu qabo waa ma mida horaa ku dhibta mise tan labaad, sadexaad iwm, ahna way ku dhibaan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Two_Confused_Sisters (Public user)

Unrecorded Date
We won't be able to advice cauze we are not experienced but this nagahoooo see a doctor! My God we feel sorry for you!!!!!!!!!!!! (does it take 15 minutes, gee cauze we were hoping for more)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Danbas (Public user)

Unrecorded Date
Diinta Xeyle was ee ma waxaas ayaad la soo shirtagtay Burjiko maadixigii Qaxmi jirey ee Huuri jirey ayaa biyuhu dhaqso kaaga soo boodaan.

Waxey dhamaan la taliyeyaashu iloobeen in aadan seexan oo Qaadka aad si xun u ruugto ee daawadaadu waa adigoo isaga joojiya.

"Eey Eey dhalay muxuu diin-dhabay" ma iloowday.
Waa Danbas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burjiko (Public user)

Unrecorded Date
To: Danbas

Aad & aad ayaan uga xumahay in aad af-lagaado iigeysatay, waaridkayna aad eeg ku sheegtay.
Hadaba waxaan ku oran lahaa taladaada marabee fadlan iga daa caayda & cadaabka.

Waxaana filayaa in dhalinyarada kale ay ku soo dhaleeceeyaan, inaan waad igu xad gudubtee.

Burjiko

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burjiko (Public user)

Unrecorded Date
To: Dabqaad, Birqabato & aashuun.

Walaalayaal waad mahadsan tihiin, waxaana filayaa excapladaas in ay wax qaban doonaan.
Mar labaad waad mahadsa tihiin.

Burjiko

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dabqaad (Public user)

Unrecorded Date
K: Burjiko!

Waad mahadsan tahay!

Horta.. waxbaan holmaamey ee Qaadka macuntaa?

Haddii aad cunto jooji. Sheekaddii kor kuugu sheegay ma tijaabisay? Mase kuu socotay?

Dabqaad Arooryo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ladan (Public user)

Unrecorded Date
MAGACYADAA ANIGA IDILAYYYY LEEEEEEEEEEE!


LOVE IT GUYS!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BABIS (Public user)

Unrecorded Date
TO: DAMBAS XAAN KU DHAHAA HELP THE BROTHER IF YOU CAN MEESHA CAAY HALA IMAANINE

SORRY BRO BURJIKO I WISH I CAN HELLP YOU BUT IAM SISTER I HOPE YOU GET A SALUTIONG TO THAT


bye
by Babis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burjiko (Public user)

Unrecorded Date
To. Babis

Aad ayaad umahadsan tahay walaashiis, waxaana si gaar ah ugu faraxsanahay sida wacan ee aad ugu sugtay axadka isku sheegay Danbas.

Burjiko

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qiic (Public user)

Unrecorded Date
Waxaan ku dhihi lahaa dhibaato ayaa ku heysato koow dheh waxaad u kaashataa DIINTA. iskuna tuf,

Waxaan u maleynayaa markii aad yared ayaad si xun waxyaalo darran ugu siigeysan jirtey. sida ..a..h.... iyo ...s..i......

Raacna Dabqaad warkiisa
Qiic

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool (Public user)

Unrecorded Date
Magacyada ani xataa waa idileen! What is next I wonder.....Dhuxul .... Gambar? well I wouldn't be surprised.

Burjiko dear, I can't help you either I am a woman too. To Babis or Ladan girls I support your feelings!
Dabeel aa maqan!
Bye All

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Birdaawo (Public user)

Unrecorded Date
To. Burjiko

Sida dabqad ku yiri samee...markaad xaaska booqanayso kafakar wixii maanta dhacay iwm, adoo is moogaysiinaya shaqada aad markaas haysoo.

May God help ya !

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIBAAX (Public user)

Unrecorded Date
What is happening in here???????????? Is this a sort of different kind of a joke or what??????????
Burjiko, brother r u serious or u just want to crack a little laugh and symapathy along the way. If u r serious, then u've got my sympathy, first of all, i just want to tell u that, seek help from Allah, coz he's the only one who can help u out.
Have u tried to discuss it with your wife and have some other plans, coz Intercorse isn't the only Sexual "Activity" that could be done. Don't get me wrong I'm not getting u into a sin, just be more logical for God sake.
Have u ever tried to do a Good lovin' in the mornin' and Good lovin' in the evenin' just do it 'till the break of dawn. Don't feel that u r obliged to "IT"
If u think about the Somalis, or the olden dayz about your teacher and his hatress, then u obviously not getting any kind of feeling out of it. Its just a hell of SEX with an instinctive and senseless process of push ups, lol
U need to sense it with your sensebility and try to make it attentive and keep it in control, let your dayz and nights be more sensational, coz u just got married now.

P.S. QAAD......if u r involved, then quit it, coz it ruins your health in every way, that's as far as we now know.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dandas (Public user)

Unrecorded Date
To Burjiko iyo qofkii kale ee i af garan waayey.

Anigu saaxiib kuma aanan caayin ee hadaad cay u qaadatay raalli noqo. Saddex hadal uun baan ku iri: Ararta aan burjiko kugu sifeeyey waa iska kaftan aan magacaaga ka iri, Diinta Xeyle iyana maba jirto. Tan labaad waxaan ku iri Qaadka iska daa, oo waxaan qiyaasay in aad cunto, tan ugu danbeysa waxaan ku iri ma iloowday
"eey, eey dhalay muxuu diin-dhabay" anigo qiyaasaya in aad tahay nin waaya arag ah oo sheekadaas weli xusuusta, markii ninka Diinka(Diidiin) dhabay uu Diinkii bahalka kaga dhagey oo la yiri Danbas madaxa u saar si uu kaaga fuqo. Ugu danbeyn saaxiib Burjiko bogani waa lagu kaftamaa oo layskaga qosliyaa anigoo taas maanka ku hayana runtii uma aanan qaadan in cabashadu dhab kaa tahay.
Sorry any inconvenience.

By Danbas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIID (Public user)

Unrecorded Date
Saxiib dhibaato baa ku xesataa, adigana oo kaliiyana ma'xaysato .Waxaa la'sheega 10% RAAGA inaa xesaato dhibaatadaas.Waxaan horta kugu taalin
inaad uu tagtoo takhtar adigoon ka hiishooneyn ok!
uuna bandhigaaya aarintaas .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burjiko (Public user)

Unrecorded Date
To. Danbas

ok..ok...okaaay hadaan saaxiib ku fahmay, adigana iga raali ahoow hadaan seefta la soo booday.
Xoogaa maalintii qorax ayaa yara jirtay marka sidaa daraadeed ayaan u xanaaq dhawaa. Waxaan kaloo u haystay in aad i caayeeyso.

Mahadsanid danbas....sheekada diinkana waa sheeko qosol badan thanx.

Burjiko

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mooye (Public user)

Unrecorded Date
Burjiko mashaqo aa k uhaysato walaahi. Nabadeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool (Public user)

Unrecorded Date
Kal aa dhiman!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haska (Public user)

Unrecorded Date
to burjiko
walaal waa cadi aniga ayana igu dhacday
hadda ka hor cudurna kuma hayo ee wax iska caadi ah weligaa dhaqtar waxaas oo kale ha ugu tegin howsha qarankana ha ku tuuran balse i dhegeyso
1-haka wel welin oo presure ha isa saarin
2-bahalka ha la aadin markiiba
3-biyo fudeydka yaanu cuqdad kugu ridin haddii aad cuqdad qaado kacsiga ayaad weyn doonta cudur ayaana kugu dhici
4-bahalka haku dhaqaajin ugu caday xaga kore sidii wiilki hore kuu sheegay markaad howsha gasho xamar iska aad oo ka feker saxibkaadi lagu dilay dalkii
hadii ay ku shaqeynweydo ila soo xiriir
aniga ayaa soo maraye
sababtoo ah waa in aad iska tiirisaa xaaska FIRST SIX MONTHS
karanle@aol.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAMAWADE (Public user)

Unrecorded Date
what a joke

bal halkaa ka sii wada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qorfe iyo Hayl (Public user)

Unrecorded Date
T. Burjiko

Saaxiib, waxaan umalayn walaalahay soomaali ayaa ku siyay talo fiicn anigu se waxaan ku dhihi lahaa badso xabadsoowdada.

May god help ya ! aamiin.

Qorfe & Hayl

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burjiko (Public user)

Unrecorded Date
To. Dabqaad, Birqabato, Aashuun, Two_confused_, Danbas, Ladan, Babis, Qiic, Mr.cool, Birdaawo, Libaax, Ciid, Haska, Qorfe & Hayl.

Kuligiin waad wada mahadsantihiin, taladiiniina wax ayeey iga caawisay,80% waan ku guulaystay arintii.

La'aantiin waan wareeri lahaa, kalsooni darona weey igu dhici lahayd, waxaan rajeeyaaba waa qayr.

Marlabaad mahadsanidiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIBAAX (Public user)

Unrecorded Date
Burjiko I am so glad to hear that u have achieved a great amount of results out of our consultations, but one who seeks advise alwayz gets a satisfying resluts, but never regrets. So brother good on ya and keep up the work.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool (Public user)

Unrecorded Date
Libaax .... dear do I dare to ask what work?
Burjiko dear We are happy for ya! Hope its going well I mean your merrage not the problem thingy!
Bye All

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIBAAX (Public user)

Unrecorded Date
Mr. Cool please don't make me be so obvious, the work means the PUSH UPS and that what makes the marriage sucsess, at least for Butjiko.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool (Public user)

Unrecorded Date
Liibax
Dear nasty! (I didn't wanted you to answer that)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Laascaanood (Public user)

Unrecorded Date
To: Burjiko
***********************************************************************
Waxaan kuu sheegayaa tala kale oo add u shaqay naysa…in aad "farmaseega" aaded oo ku teraahded waxaan doonayaa(Dick holder) markaan wuxuu ku seenayaa bahal (kareem) u eg, kadebna…*Guska* ayaa ku dhabooqaysaa kabacdi *Guskaagu* dhagax ayuu ka adkaanayaa-- "Beyahana" ilaa mudo 30 daqeeqo ayuu ku gu haynayaa,ilaa mudadaa kahor kaama soo daadanayaan "biyaha"

waxaan u malaynayaa 30 daqeeqo kugu filan
hadee kalana mid waxaa gerto 45 daqeeqo ah

just try it!!!!

*caafimaad wanaagsan
***********************************************************************

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
NACASYOW XAASKIIS KAGA SHEEKEENAAYA PC.GA KABAX MEESHA NACALAD ILAAHEY SAMADA HAKAGA SOO DAJ AMIIN
AMIIN NACAS. WAA LAYAQAANAA ADIGA CAMAL XAWAYAAN
BAX BAX ILAAHEY KU FAGEE NACAS. WAX SOO BARO HORTA. CILMI LA`AN AYAA HERKAA KUGAADHASISIYA NACAS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TO NACAS

Unrecorded Date
TOO NACAS CALI TAGTEY- TOO BIYO BIXIYE -TOO XAWAAYAAN QOOQAY -TOO NIN ISMOODEY NIN- TOO NIN XAWAAAAAYYYAAN -TOO QOOQANEHA
NAAGAHA AYAAN LAYAABEY WAAYO NACASAKASTA
GUURSAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TOO:QOOQANAHA

Unrecorded Date
SOORRRYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYY
SSSSSSSSSSSSSSSSSOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOORRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsame

Unrecorded Date
To Burjiko
Anigu waxaan ku talin lahaa koloy haddii aad arintaan na dhex keentay, inta aaddan xaaskaaga jamaacin ama aadan u tagin illaahay xus sababta aad ugu takaysanaa niyadaada ku soo xaadiri
markaas waxaa laga yaaaba in Illaahay faraj kuu furo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BABIS

Unrecorded Date
DABQAAD,BIRQABATO,BURJIKO, LOOOLLL@@@@@@@@@@LOOOOOOOL GUYS ANYTHING THAT YOU LEFT BEHIND IN THE KITCHEN THAT I CAN USE.......LOL

TO BURJIKO:::::)
My god, that was halirouse man I recon ya guys having a mental probalems man! wetting beds or losing sperms can lead you having a handicap kids this situation has been one of the major problems in todays society.
That courses
1: having bad nightmares (reading nude mags)
2: circumisetising your own(cutting your own dick)lol
and so on
SUGGESTION: USE TAMPONS OR NAPPIES WHICH EVER YA CAN AFFORD.LOL.......LOL...........LOL
GOOD LUCK
To: two_confuced_ sisters
lol@@@@@@@@ i thought it takes 24 hours.....lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BABIS

Unrecorded Date
TO DABQAAD:
BRO ABOUT THE ABOVE STATEMENT, YOU GONNA MAKE BURJIKO AND HIS LADY TO HATE EACH OTHER, CUZ LADIES AIN'T LIKE THEIR MEN TO THINK ANYTHING ELSE BUT THEM DURING WHATEVER YA GUYS WERE ON ABOUT....
SO BURJIKO EWALAAD MADOOBADNEDE NAAGTAADA LEE H ISKU TIRIN HEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BABIS,BABIS#2

Unrecorded Date
GUYS THE LAST TWO BABIS STATEMENTS WAS FROM BABIS#2 AIGHT. I NEVER THOUGHT WE HAD BABIS IN THE HOUSE GADAMN IT,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BABIS,BABIS#2

Unrecorded Date
PS. BABIS DON'T THINK YA WROTE WHEN YOU WERE, SLEEP WALKING AIGHT THAT WAS MY LINE AIGHT, YA BETER RECOGNIZE IT
PEACE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIGSI

Unrecorded Date
Birjiko,

Adiga camal waa laa yaqaan waxaad tahay kuwii ceelgaab naagaha ugu biishi jiray--marka dhib aan practiskaagii hore aheyn kuma hayo-Horaad u baratay inaad naag aadan u tagin ku biyobaxdo--marka iska adkeeyso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FANDHAAL

Unrecorded Date
WAR WUXU SOO MADDAALAAN....... DEE INANKII HADDII UU YIDHI WAAN GUULAYSTAY MAXAAD MEESHA LA HORTAAGANTIHIIN.....
CEEBOOBA!!
FANDHAAL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

koombo

Unrecorded Date
l@@@@@@@@@@l Dabqaad.....
man!!!!! you are suggesting he thinks about the problem in Somalia while he is working on it?? So he will be going, Oh baby! Watch out for the bomb. Yeah! there is a war going on in.... Yeah! Oh yeah!
hehehe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fandhaal

Unrecorded Date
To. FANDHAAL
From. Fandhaal.


Saaxiib hal su'aal oo gaaban. Saaxiib magacan waa keeygii ee xagee ka keentay ?. Inteese in le'eg ayaad haysatay magacaas?

Mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FANDHAAL

Unrecorded Date
To Fandhaal:

War bal raali iga ahaw oo hanna walaaqin sxb. Kuguma arag hadda ka hor meeshan ee xagee wax ka qasayse??
Again, sorry if I stole (even though technically I didn't) your name.
The fake fandhaal, now remaining nameless!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baaquli

Unrecorded Date
What about continues oral sex and masturbation. Try that. Feel free to ask me to detail it for you by the way soap is not healthy for mastu**** try jam lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caano miir

Unrecorded Date
Bujiko.

Saaxiib, salat-ka & basasha badso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdulahi9

Unrecorded Date
Brother you've very very bad desease and the the way it sounds is fatal, So please let me make it easy for you take you're self out, i mean grab a gun and blow you're head off.

P.S No problem man that is the best thing i can do.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BASTOMIIIR

Unrecorded Date
SOORYY BRO NO CAN DO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaqin

Unrecorded Date
Aqyaarta kushiinkii hal weelba loogama tagine !
Burjiko, adiga markaad shaqada hayso raaxo hais dareensiin ilaa & filinka dhamaadkiisa ( Marka aad giirka kor utaagayso al-yacni biyo baxayso) Dagaaladii & saaxiibadii ku dhintay soo xasuuso, adoo isla markaa beerta falaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fijaan

Unrecorded Date
Isku xishooda soomaliyeey! War ninkow! Dakhtar doono. Cilmigaa ma naqaanee. Dhibaatadaa Ilahay baa naga koriyay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Koob farasle

Unrecorded Date
Amaana allah !

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BIRCANJEERO

Unrecorded Date
WEEEY IYAAH CEEBEEY YAA TACAAAL!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWKOOMBE

Unrecorded Date
WHAT THE HELL YOU TALKING ABOUT ALL OFF YOU
ANSWER THE QUASTION OTHER WISE SHUT THE HELL UP
THAT IS NOT FUN UNKWON NIGGARS FROM NO WERE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAAF

Unrecorded Date
saxibayal waad iga qosliseen anigan waa mr baaf

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaalkacyo

Unrecorded Date
wallee burjiko cajiib ayuu ahaa ...waxaanoo magacyo ah asaga sow idiinma bilaabin...saaxiib burjiko Allaha kaa caafiyo arintu arin kaftan iyo dheel-dheel ah ma ahan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BARIIS & HILIB

Friday, June 23, 2000 - 04:58 pm
BURJIKO WALAALOW WAXAAN KUWEYDIIYEY IYADA SIDOOKALE MIYAA IGASOOJAWAAB

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wasaye

Monday, December 25, 2000 - 12:51 am
to. burjiko
sxb taan ku haysata adiga keliya ma ahan waa dad badan biyo baxa dag daga ah waxa kena damaca badan marka hadi aad ka hor biyo baxdo xaaska wey ku nici marka horay ha kagelin guska ee u raxeey iyada ka dhuuq faruur yaha nasaha ka qabo markey kacsato is taag ku waas markad tagan tahay biyuhu
dag dag kamo imanayan

brother.u.s.A

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.