Ceelbuur | Tuesday, February 20, 2001 - 01:22 am Beribaa Odayaal soo booqdeen aqal ay dhibaato ka aloosneyd si ay u kala maslaxaan Duqii reerka iyo xaaskiisa oo maseyr-saneyd Ilaahey amarkiis Naagti oo bakeeriyo ay dhaqeysay hoosta u yaallaan oo waxaa la arkay wax raadineyso, mid odayaashii ka mid ahbaa ku yiri "Naa heblo maxaad raadineysaa? markaas ayey tiri " gusaski aan hadda dhaqaayey xaggeen dhigay!!!!!!!!!!!!!!!!!! |
Somali Maryooley | Tuesday, February 20, 2001 - 09:01 am Wuz up ceelbuur? Every time I read your jokes you make me laugh so,even when I am writing this message,walaahay I am still laughing bro you are such talented young bro I don't know getting this kind of jokes keep coming bro.... peace and One luv |
TQ | Tuesday, February 20, 2001 - 08:58 pm a ya ceelbuur u are the 1 man,keep coming back ya wit out you is nothing. peace ya all somali by TQ |
Kabiiroos | Wednesday, February 21, 2001 - 07:58 am To ceelbuur; Damn you really funny guy. Hey tell us all of your stuffs cuz your stuffs deserve to be read |
ATLANTAMAN | Thursday, February 22, 2001 - 07:29 am I CAN NOT BELIEVE YOU GUYS ARE SAYING THIS STORY IS FUNNY, WHAT IS SO FUNNY ABOUT THIS? ( SHE SAID SHE IS LOOKING GUSASKII AY DHAQAYSAY)THAT SOUNDS STUPID TO ME. |
BULACLE | Friday, February 23, 2001 - 09:14 pm ceelbuur waad k mahadsan tahay sheekooyinka xiisaha lah ee aad noo soo qortid halkaana ka sii wad, waar adna ninka labaxoow ATLANTAMAN. garan maysid sheekooyin kaan meeshaana waad ku soo qaldantay ee raali ahow hana ku soo laaban mardanbe sheekooyinka CEELBUUR |
Ceelbuur | Wednesday, February 28, 2001 - 01:02 am Loool bulacle Sx ninka Atlanta iyo dhulka uusan lahayn isku magacaabay waad la hadashay waase haddii uu wax maqlayo!!!!! |
BULACLE | Wednesday, February 28, 2001 - 09:42 pm saxiib ceelbuur waad salaman tahay kolay waad u jeedaa dhibaatada wadan kaan nagu haysata . waxaa layiri wax nin ka faanaa nin faan u moodaa. hadii uu ogyahay qaladka uu ka galay dalkiisa iyo waliba waalidkii magacii ay ubixiyeen lama uu san baxeen ATLANTA MAN nasiib daro DALWANAAJA QURBOOW MAXAA DUUL ISU KEENTAY!!!!!!!!! |
Anonymous | Thursday, March 01, 2001 - 08:10 am gfjhgfgf |