Ceelbuur | Tuesday, February 20, 2001 - 11:14 pm Beribaa gabar kaligeed dariiq mushaaxeyso ayey Dhuuso ka fakatay biiiiiiiiiiiq gadaal bay eegtay misana Ninbaa agteeda socda!!!!!!!!!!!!!!!!! Ninkii markuu arkay inay gabadhu isku naxday ayuu wax dhegool ah iska dhigay oo intuu u yimid ayuu faraha kula hadlay Asigoo iska dhigaya inuu masaajid raadinayo, waxay gacanta ugu tilmaantay masjid meesha u dhowaa markaas bay farxad la fadhiisatay oo asigoo maqlaya kor u tiri "Alxamdu LILLAAH Ilaaheyow Adigaa dhegool dhigay!!!!!!!!!!!!!!!1 |
Kabiiroos | Wednesday, February 21, 2001 - 07:50 am To ceelbuur. That was a good one. |
Mursal | Wednesday, February 21, 2001 - 09:27 am Kaadi baa iga soo fakan gaartay sidaan u qoslayay. macallinka, sheekadaan waa tii ugu fiicnayd ee aad qorto. mahadsanid and keep up the good work. |
abdiwelli | Sunday, March 04, 2001 - 08:48 am mudo badan sas uma qoslin sidaan uqoslay markaan akhriye joke kaaga, ad iyo ad ayaan ugubahnaa ,thank you ceelbur |
ABDIFATAH | Monday, March 05, 2001 - 09:32 am TO CEELBUUR. ANAA KUU QIRAY INAAD TAHAY SHAACTIROOLE KOWAAD EE SOMALI SITE. EE NINYAHOW FADLAN SOO QOR WIXII SHAACTIRO AAD HEYSID ADIGOO KALE BAA LOO BAAHAN YAHAYE. THANKS FOR THIS ONE!!!!! |