site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

sheekadii mahad xirsi maaa

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): sheekadii mahad xirsi maaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
mahad xersi waa niin reer galkacyood ah malin baa waxa dhacday in u kabo soo ibsaday asoon waligii hore u xeraan kabo saandal ah kadib markii suuqi kayimid kabihina xernaa ayuu iskabixiyay kabihii kadibnah wuxuu ku istagay dhagax mel yalay dhagaxii ayaagooyay marki lugtiisa dhiiga le arkay ayuu yiray al aqlii badniyaa hadii aan kabiihi xernalaha masiidan buu u dilacii laha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini (Public user)

Unrecorded Date
Galkacyo!!!! gaalkacyo!!! nimanyahoow ma is tiraaheen GAALKACYO aa iska gacan gashay oo ninkii is yiraaho wax mada ah sheeg waxaaba iska qasab noqotay in galkacyo la soo qabsado oo xajkii maadda bey noqotay kii kabtaaqalafoow ah,kii dacaska dhaqaaleysta,,kii shaneema galo kii naag faraxumeeya kii soo galooti ah kii ,, kii ,,kii ,, kii ,,,kii ... oo wixii xunba xaawa leh ... nimanyahoow meesha GALKACYO la yiraho rag baa dega ,,ragga ka yimaadana haddeey is qabsadeen qolooyinkii markaa waddanka maamulayay ey ceeb walbo iyo aflagaada waliba ay korka ka saareen ,,oo meel walbo iyo golle walbe ay ka yiraaheen gaalkacyoodka waa reer baadiye waa doqon ,,oo riwaayad theatre ,raadiyoow,,,iyo meel walbo laga dacaayadeeyay ,,,,marka inagu ma stereotype kii baan sii daba qabsanaa mise kuwaa wax dacaayadeenayay ee xiddigoodii dhacay banu niraaha waar bal aayara oo meesha saad moodeyn maahee ,,,,GAALKACYO isaga hara ,,GAALKACYO waad ka badbadiseen ee isaga hara ,, oo yanan sii daba wadin stereotype-kee gaalkacya isaga hara,, galad eebahay ee gaalkacya isaga hara,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMSTERDAM

Unrecorded Date
TO>NEEFOOWKANIINI>>>>>>>>>MASKIIN CAQLI-DUCUF BAA TAHAY,MAXAA YEELAY DHAWR JEER KALE AYAA MEELO KALE KUGU ARKAY ADOO HADALKAN KA LEH.... WAAR WAA KAFTAN
OO SHEEKADA AYAA HADBA MEEL UUN KU BAXDA, EE ORADOO SI QUNYADH AH ISKA HURDO DOONO!!!!!!!!!
THINK TWICE BRO.......PIECE N'LOVE

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.