site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BEENAALE LA GAR TAY

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): BEENAALE LA GAR TAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Ber baa waxaa dhac day nin layidhaahdo beenaale wuxuu ahaa nin adhi jir ah markaas buu wuxuu odhan jirey maalinkastaba waar hayaay waa waraabe markaas baa dadka oo dhami ku soo carari jireen markaas baa waxay arki jireen isago oo cu ciyaaraaya
Maalim maal maha kamid ah ayay waxay ku dhacday wuxuu ku ciyaari jirey markaas baa bahal waraaba ahi u yimid oo adhigii oo dhan ka cunay markaas baa uu qaliyay oo uu yidhi waar hayaay waa Waraabe markaas baa cidina ay u iman wayday oo ay caawini way day ilay waa nin been looga bar tay markaas baa adhigi halkaa uu kucunay waraabihii dabadeed ayuu Beenaale oo ooyaya yim markaas baa lug yidh aw adhig oo maxaa kugu dhacay markaas buu ugu jawaabay beentaada hore rum taada dabe ayay dishaa
Taas o macnaheedu yahay Hadaad beentadu badato mark uun baa lagu ogaan dabadeedana cidi kaa dhagaysan mayso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jama (Public user)

Unrecorded Date
Ma sheekadii caruurta ayaad meesha la timi.
oo waad jiiftay markan ka horoow.

Thanks and nice try!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BLOOD

Unrecorded Date
WAAR(MARKAAS BAA)BADANIDAA

ANYWAY IT WAS GOOD ONE

THANX AND BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TAHAYE

Unrecorded Date
SHEEKO FIICAN LA'IMAAW HADII
KALANA HA ISKU SOO CAYBAYNIN
$$$$$$$$$$$$$$$BY"TAHAYE$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$
%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%
&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&&

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUNA

Unrecorded Date
meesha sheeko wacan la kaalay ama iska aamus THANKS

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.