site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

IS THERE A LIMIT FOR LOVE?

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Mar. 13, 2001): IS THERE A LIMIT FOR LOVE?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi wali

Thursday, February 22, 2001 - 07:46 am
Waxaa i qabasatay sheeko cajaa,ib ah. Afar sano ka hor baan waxaan bartay gabar. Markii noogu hareeysay labo qof ii korka saxiibo ka ah baan aheeyn.Mudo baa ka soo wareeg tay , run ahaantii gabadha waan jeclaaday modu cabaar ah waanka baqaayay in aan usheego Gabadha. When it come to love sheeko way xulustay sidaan umaleeynayo. Marka malinbaan waxaan is iri wixii kadhacaya haka dhaceen. Waan u sheegay my feelings, and for second i thought she might reject me. Markaan u sheegay sidoo kalay igu tiri. Adigu mudaa satex sano iyo dhowr bilood ah baa ka soowareegtay.
marka plankeenu wuxuu ahaa in aan si guursano intaanaan sidaas sameeyn in aan us sheeg no waarit keed. Waarid keed waan u sheeknay, way diid in aan isguursano sobabtoo ah isku qabiil ma nihin. We try other options but waxaan go aan sanay is aan ooga dhaa dhicin lahaan wax, gabadha waarid keed. Marka please dadoow I need advice.
IS THERE LIMID FOR LOVE?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CANAB ALI

Thursday, February 22, 2001 - 03:48 pm
to abdi wali walaal waxaan ku waydiinayaa xagee ayey sheekadani kaa ga dhacday hadaad iiseegto meeshay kaaga dhacday I WILL HELP YOU HADA XAGEE KU NOOSHAHAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sorry

Friday, March 09, 2001 - 10:34 am
Sheekadaadoo dhan ma fahmin sxb. ama english ku qor ama Soomaali, haddii aad isku darto lamafahmayo. laba jumlad oo kala luqad ahna isma raacaan micnana ma sameeyaan.

sorry.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.