site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

...Nakeen wixii samaynee..!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ...Nakeen wixii samaynee..!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo (Public user)

Unrecorded Date
Goohweyne,Somalia.

Wiil waxaa jiri-jiray kuray ah geelana la racsado. Wuxuu ahaa guumays, yacni waligii ma guursan, xitaa suuqa madoow iskuma dayin. Ragii saaxiibadiis ahaa waxay leeyihiin 6-lix da'. Wiilka waxaa la dhahaa Geedi. Geedi maba fahansana micnaha loo guursado, ama Reer waxa uu ka aas-aasmo.

Geedi wuxuu lahaa hooyo fiican, had & jeerna waxay ka wal-wali jirtay mustaqbalka wiilkeeda.

Maalintii danbe ayeey Geedi hooyadii istiri " maad wiilkaada naag udhistid, faciisna hala tartamee reerna ha dhistee" Geedi hooyadii weey ogayd in Geedi uusan ka warqabin micnaha guurka & xaas sidiisaba.

Weey uyeertay waxayna ku tiri "…Geediyoow hooyo adiga xagee ka timid ?, sidee u abuurantay & su'aalo badan oo noocaas ah" hooyadu arinta si toos ah uma abaarin, laakiin waxay rabtaa in ay Geedi heerka uumarayo ogaato, una sheegto in ay rabto in uu naag guursado.

Geedi hal su'aal ah wuu ka jawaabi waayey, wixii odhan ma aqaan ayuu uga baxay. Hadaba i dhagayso ayeey tiri Geedi hooyadii " markaan nin weyn baad tahay, saana makuu fiicna in aad ku sii jirto, marka hooyoow guurso oo reer dhiso" hooyadii oo hadalka sii wadata ayaa tiri "…xitaa xaasku arimo badan ayeey kaa caawin lahayd, sida, cunto karinta, dhar dahqida, aroorka, & howlo kaloo badan".

Markii in badan la hadlayey ayuu geedi yiri " hooyo waayahee meeday naagtii ?" hooyadii baa tiri
"…waa in aad adiga naag soo shukaansataa oo aad iikeentaa, anaa dhisahayee hadeey noqon lahayd dhar, dahab & xoolo". "No way" ayuu yiri Geedi "- hooyo ama naagta aad sheegayso keen ama nagaba daa quudaan jirin qoryo uguran maynee".

Adiga calaa & xaal Geedi hooyadii waxay soo heshay gabar dariska ah reerihii ayeey ka soo dhamaysay waxaana lagu soo xiray oo qur ah in uu Geedi gabadha si fiican udhaqdo.
Geedi wuu guursaday.

Arooskii Geedi wiig ayaa ka soo wareegay, laakin haba yaraatee wax xarakaad ah oo ka dhacay gurigaas ma jirin, Gabadha fiidka hore ayeey uunsi guriga ushidaa iyana isa soo carfisaa kadibna timaadaa sariirteeda, waxayna diyaar utahay in ay wadaadkeeda wada jameecaystaan.

Saaxiibkaa Geedi suu usoo ordayo ayuu sariirta shalab dhiniciisa isaga siyaa…mudo yar dabadeedna quuriyaa. Gabadhii seey isku lahayd geedi ayaa ciyaarta bilaabi ayaa waagu ku baryaa. 2 wiig markii arintii sida ahayd ayaa gabadhii fahantay in Geedi wax si ka yihiin. Habeenkii danbe ayeey inta sariirtii dhiniciisii ugu tagtay, furtay sheekadii, oo Geedi meel marisay.

Geedi waligii & alihii muusan arag dareen waxaan udhigma, aadna wuu ugu riyaaqay una macaansaday. Wuxuuna dalbaday in ay xarakaadkii ku cel-ceshaan. Hada waxaa lagaaray heer uu Geedi isagii sariirta ku soo hormaro si uu sheekada ubilaabo.

Maalintii danbe ayaa waxaa yimid tuuladii ayada ahayd nin dowlada ka socda oo ah barasaabka gobolka. Waxayna wateen laanroobalo makaroofano ku xir-xiran yihiin, waxay isugu yeereen wax Alla wixii tuulada degenaa si looga hadlo olole nadaafadeed oo gobolka ka socday.

Geedi, hooyadii & xaaskisiiba meesha ayeey fadhiyaan, waxaa kaloo meesha fadhiya dumarkii & ragii magaalada.

Mar kaliya ayuu Geedi oo maahsanaa soo booday oo inta istaagay ku yiri xaaskiisii " nakeen wixii samaynee" oo marar badan oo isdaba-joog ah ku cel-ceshay…

-Dhamaad-

By Ciiryaamo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhoombir (Public user)

Unrecorded Date
Ciryaamo futo-buur!

good history

WALAALKIIN-ka labaad!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Visitorgirl (Public user)

Unrecorded Date
ahahaahah lol Dhoomir

TO Ciiryaamo fake waxaa iska iska doon doonee walaalkiin wiilka la dhaho but you never be like him you are so dirty laankuus kaa taha cun
sex problem maaku haayana why you keep writting these dirty articales i think Geediga aad sheegaysid aduu ahaa uraaye kumamaayo

GA MAAR BUITEN SPELLEN JONGE JIJ BENT SO DOMMER

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo (Public user)

Unrecorded Date
To. Visitorgirl

...Laankuus & wax kadaran adaa ah,aduuna laan iyo G-ba kugu yaal . Hooyadeey hadaad gaartidse iska jir, ilkaha dhaadheer ayaad tufaysaa walaahi...

Ciiryaamo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xiiqsane (Public user)

Unrecorded Date
to ciiryaamo

saxib ma caruur ayaad tahay waa maxay dhaartu iyo dagalku qofkaanse xagee bad ku arkeysaa naga daaye noo wad sheekada
iyo haasaawa beenaadka aanu ku mada daalane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

godogodo

Unrecorded Date
saaxiib ninkaas amuu adiga ahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geedi_shaambow

Unrecorded Date
to: visitorgirl .....
ninka wax ka sheeg laakiin hooyadii iska daa..

to: the rest

yo, yo, bro/sis......... leave my ciiryaamo alone .. i got similar one for him......

ciiryaamo ...... islaantoo soomaaliya aa keenya ku nooleeyd... maalintii danbe aa albaabka waxaa ku soo garaacay.. nin oo swaaxil ah ... islaantii shuqul soomaaliya ay waxay dhahaday: WAA KUMA?
(KUMA afswaahiliga waa alaabta dumarka)

xariifkii waa yaabay.. waxay ka wado markuu garan waayey uu wuxuu dhahay: WAA UMBOORO...... oo ah alaabta raga................... yax yax yax ......

qosol xume......................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo

Unrecorded Date
To. Aw-Geedi_Shanbow.

Gax, gax, gaaaaax, fiq, fiq, fiiiiiq Umbooro aa ka dhacday....

Thanx bro....I really enjoy your joks too.

Ciridka day.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar

Unrecorded Date
to Visitorgirl,

Waxaan la yaabey sidaad u caaytameysid, qofyahay isku xishood o qof aanan wax kuu dhimin ha caayin, waalidkiina ha af lagaaddeen.

Je zei dat hij maar better buiten moeten gaan spellen, maar ik denk dat jij dat een bettere cadidaat voor bent. Zand erover okay, groetjes.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo

Unrecorded Date
Madar

Thanx bro.

Ciiryaamo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

G***

Unrecorded Date
To. Ciiryaamo.

Go Ciiryaamo, Go.....You Goooooo. Thanx Alot.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAMSAM

Unrecorded Date
to: ciiryaamo

whaz up.... that was a good one
keep going on!!

to: visitorgirl
jij moet je bek houden
anders schrijf zelf maar
je eigen mopjes......

GA ZELF IN DE ZANDBAK SPELEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DRmogu

Unrecorded Date
This is waa true stroy happen in U.S. there was a an elder somali women from somalia come to U.S.then she get sick they take her to the Hospital the doctor come to see her, there was a traslater girl, she was traslating the old somali women, the Doctor ask her what is wrong with her. The girl ask the old women, Intee lagaa hayaa hooyo waxay tiri waxaad Doctorka u sheegtaa wagaan yaraa oo aan baadiyaha joogay ayaa waxaa igudhacay "CANBAAR" oo waxay iga gashay lafaha hadana lafahaan tabcaan ka ahay iigu sheeg maandhay, the somali traslater girl what she know about "CANBAAR" lafaha gashay, but she try. She told to the Doctor
about what happen to the old women. She say "Back in the day's when she was in somalia in the bush she get small rushes the rushes when on her Bones that is why she is sick now. The Doc say no way Rushes don't go to the Bones they stay on the skin, ask her when this happen,
Don't have a time i will finish latter
Let me now what you think
peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

drlaugh

Unrecorded Date
dr mogu'
that was funny bro for real it made me laugh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ordaaye

Unrecorded Date
TO> ciiryaamo ;
saaxiib sheekadaada nuxur&qosol dambe malaha!
ha la yaabin VISITOR GIRL, she's damn right!!!!
laakiin inay ku cayso ma aheen!!!!!
come next time with funny stories or be good a good reader! jaaw..(( vloeken is verboden)))

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, June 20, 2000 - 02:36 pm
ooooooooooops.
ciiryoomo shaakadaadu waxay rabtaa in
caano loo soo cabo .
oo aan markale ku soo qoslo.
waaryaaheeh magac bumidaa walaalkiis .
ee iska soo badal magacan .
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw.
waazaaaaaaaaaaaaz.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caabudwaaq

Wednesday, July 12, 2000 - 04:06 am
CIIRYAAMO:

VERY FUNNY. OTHER THING I WANT MENSION, Af Soomaaligaaga is in good shape, I mean, People can clearly see somewhere somehow you been educated brother..........Shaqo adag ayaa soo qabay thanx to Kacaankii 21 October

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saxan saxayo

Thursday, August 10, 2000 - 05:05 am
to ciryaamo
that was funny bro i like it can you bring another story like this saxib it made me laugh saxib ciryaamo guess what you soo funny saxib and you are the one who can make me laugh out there thank for your good history saxib

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.