site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wiilkii caqliga badnaa!!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Wiilkii caqliga badnaa!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar (Public user)

Unrecorded Date
By: Madar.

Nin reer magacleh ka dhashey ayaa wuxuu guursadey gabar loo hanweynnaa oo reer sharafleh ka dhalatey. Waxey ku curatey wiil; kadibna wax dambe dhali weydey. Inankoodii waa shan jir,odeygiina wareer baa ku dhacey oo naag kale inuu guursadana ma rabo. Waxaa loo sheegey nin faaliye ah o indho la' inuu usoo faaliyo.

Indhoolkii wuxuu kusoo waaniyey inuu Dameer ugub ah u tago, ka dibna naagta ku xijiyo. Ninkii taladii buu qaatey, oo isgoo Dameerkii ku haya ayaa wiilkiisii oo ariga ka yimi arkey. Yarkii yaab baa ku dhacey oointuu cararey buu is yiri hooyo usoo sheeg. Markuu aqal soomaaligii kusoo dhowaa ayuu shanqar ka dhex maqley, hadduu eegayna waaba hooyadii oo ninkale u raaxeyneysa.

Kii yaraa waa kan madaxu weynaadey oo meel dhexe iska fariistey. Waqti dambaa aabbihii oo kasoo bogtey Dameertii yiri gurigii yimid, islaantii waxey tiri ina adeerkey oo marti ah baa inoo jooga. Markaasuu odeygii inankii ku yiri " aabbow abti wan loo qalo soo qabo". Hilibkii baa la diyaariyey oo ninkii oo ardaaga fadhiya la yiri inankii hoo oo abtigaa ugee hilibkaan. Yarkii markuu hilibkii ugeeyey buu ku yiri ninkii hooyo waxey ku tiri hilibka cunoo carar. Yarkii gurii buu ku noqdey oo aabihii ku yiri "aabbo abti mindi iila soo orod buu ku yiri". Odeygii waakan bilaawihii ulasoo ordey ninkii, ninkiyow waa kan oodda ka boodey illaa waanin loo digeyee. Islaantii waa yaabtey markey aragtey odeygii oo ninkii bilaawwe la daba ordaya. Inankii baa ku yiri aabbe wuu idin arkayey waxaad adiga iyo abti sameyneyseen oo inuu abti iyo adigaba idin diluu rabaa. Islaantii waa tan cararytey iyadoo boraneysa, Odeygii oo soo laabtey baa inankii weydiiyey waxa hooyadii helay. Inankii waxuu yiri hooy waxey tiri nin Dameer u tagey nin ii noqon mah. Odeygii waa kan islaantii kadaba ordey isagoo leh sheekh indoolaa igu khasbee caadi ahaan Dameeraha uma tago. So, the little boy enjoyed his meal peacefully.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo (Public user)

Unrecorded Date
To. Madar

Qax, Qax, Qaaaaaax,
Fiq, Fiq, Fiiiiq.....Saaxiib waa sheeko murti leh.
Hor mari, suuganta & sheekooyinka Soomaaliyeed.
Mahadsanid

Ciiryaamo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jama (Public user)

Unrecorded Date
Madar, aad baad ugu mahadsan tahay sheekadan qiimaha badan ee xigmadda ku saleysan.

Sheekadan oo laga yaabo in ay dhacdaym, badanaa laguma arko Riwaayadaha Soomalida iyo qaabka Jilitaankoodaba. Sheekadan waxey kulmineysaa "fikirka" dhowr qof oo aan is ogeyn, sida la qiyaasi karo curinteedu waxey u baahan tahay maskax si heer sare ah u shaqeyneysa.

waxaan ku leeyahay Mahadsanid mar kale!!!
Jama.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
madar salaama saaxiib sheekadaan waa shactiro
number one you make lough thanks bro
keep going bye know

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sucaado (Public user)

Unrecorded Date
Qosal qosal wiilku muxuu ahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GHGHHKH (Public user)

Unrecorded Date
TYHLKGFHKJHLKJHJJJKLKKJKLJ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar (Public user)

Unrecorded Date
Thanks to all of you who enjoyed my story as much as i enjoyed sharing it with you. If you like this kind of humor you should check my other stories.
The titels are Ninkii qaadka ku waalnaa, Maamadii wareersatey,iyo Seegadii amaahda aheyd. Thanks again brothers and sisters.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CUNAAYE (Public user)

Unrecorded Date
LOL
LOL
LOL
THAT WAS FUNNY. I LIKE IT LOL LOL......BIIS BIIS


PS

THANX 4 DA COMPLIMENT BOUT MY STORIES.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WAAMO

Unrecorded Date
HA HA HA HAA MADAR SAXIIB AAD BAAD IIGA QOSOL SIISAY WAA MID QOSAL LEH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caqliiloow

Unrecorded Date
Waryaa sheekadaan waa sheeko top ah oo cajiiba.Saaxiib waa ku mahadsantahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

missHibaaq

Unrecorded Date
ahahhaha my lungs r bursing who is gonna get me a doc.
lol man that was funny.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilkacase

Unrecorded Date
saaxiib madar aad ayaad u mahadsantahay waana sheeko qosol reebtay marka saaxiib waxaan kaa codsaneeynaa inaad mid kale oo lamid ah inoo soo diyaariso mahadsanid MADAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tahaye

Unrecorded Date
AAAAhhhhhhhhhAHaaaaaaaaaahhhhhhhha
kjhagjdshagsuifaznmvbiuig;liasl
cajeeb bala ayaa ka dhacday
war ninyahay sheekada iguma cusba'ee
mar horay ayaa iigu dambaysay
war waxaadba moodaa in ay hada iigu horayso aaax
aaahaaaaaaaggg
thanz keep it up$$$$$$$$by"tahaye$$$$$$$$$$$$$

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raaxeeye

Unrecorded Date
Madarbaa waad ku mahadsan tahay ku lahaa..waar isku xishood xataa ciyaal yar yar ayaa meesha wax ka akhrista é...sawtii aad la yaabaysay dadka kale waxa ay qoreen..

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.