site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ar kaalay meehaan soo fiiri qandha gafuur laastikaa lehe

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Mar. 13, 2001): Ar kaalay meehaan soo fiiri qandha gafuur laastikaa lehe
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ku jire

Thursday, February 22, 2001 - 11:00 pm
ila arka sheekadaaan curyaanta ah.
nin kakane soomaaliyeed (jareer) ah ayaa waxay bas iskala soo fuuleen magaalo la dhaho Malindi oo kenya ku taal islaan soomaali ah baska waxaa saaran waa wada giriyaamo (qabiil kenyatti oo aan qaarkood dhar xiran) markaas bay islaantii usoo ureen dadkaan shiirkooda barkee ma qubaystaan giriyamadu, islaantii waxay ku waalatay uuuuuuuufffffffffff ufffffffffffff alla yaa iga dajiya waxaan urkiisi aan iska lugeeyee. markii danbe ayaa waxay aragtay ninkaan agteeda taagan markaas bay ku bilaawday asagii xan ayadoo u malaynaysa inuu yahay mid ka mid ah giriyamada oo waxay tiri "ileen waxa maantoo dhan ii uraayo waa kan i agtaagan oo madax quraca leh" ninkii asoo yaaban ayuu ku yiri islaantii "hooyo naga xishoo" markaas bay inta yaabtay dhahday alla hoogay oo yaa afsoomaaliga baray ma gabar soomaali ah buu meelahaan ku sixraday, ninkii asoo yaaban ayuu yiri mayee waxaan ahay soomaali, islaantii inta kor u fiirisay bay tiri "ma adigaan madaxa dhammaajaa leh baa soomaali ah? ninkii xanaaq hee nin awalba jareer ahaa oo hadana waxaasoo cay ah lugu hurgufay wuxuu ku waashay walaahay wiilashaa aan ka cabsoonaa maahine waa ku baquujin lahaay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AliWuDog

Friday, February 23, 2001 - 01:47 am
Haahahahah...loooooool. Waryaa1 aniga sheekadan waa ila Qosol badan tahay...Qosol callaa-dartiis Sariirta ayaan ka soo dhacay...Laakin dad baa ka xanaaqi doona...Ar Habraha Soomaalida Indho_Adkaa!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JJ

Saturday, February 24, 2001 - 12:29 pm
yaa yaa aniga jareerta waan
necbahay sidaa darteed qosol dartiis beerkayga
xundur toow tagay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 26, 2001 - 03:38 am
funny funyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy
gax gax gax gax hahahahah kux kux uxuxuxux

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daahir

Monday, February 26, 2001 - 11:43 am
Hallo Ku Jire.
Duqa sheekadaadu fani bay ahayd laakiin mid wax iskuma fale ah baa kaaga xaaray waa kan la baxay JJ. oo leh jareer baan necbahay.
Bal maxaa nacaybkaba keenay meesha qosol iyo kaftan baanu ku haynaye ma dacarta uurkiisu ku jirtaanu waydiinay.

thanks ku Jire.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maano

Tuesday, February 27, 2001 - 01:10 am
Horta waan idin salaamay dhamaantiin
dhalinta wax iskuma tar-tada ah,
sababta aan sidaa uleeyahayna waa:
qabiilka la yiraahdo jareerta ha
u gefina hadii shiir ladhaho ninkasto
oo iskaabula ah ayaa uro qabiilkoo doono
ha ahaadee. teeda kale wixii aad adoon kafaantaaba hada ayagaad wada sheegataan
si aad u heshaan nolol fiican.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 27, 2001 - 03:25 am
hahahhahahahaha that was funny

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bro M.C

Tuesday, February 27, 2001 - 10:53 am
Waxaan rabay inaan wax yar kudaro sheekada. Tanna waa qiso dhacday. Oo waxay kadhacday xerada qaxootiga Mombasa "UTANGE" waxaa lagu wada jiray safka tubada biyaha laga dhaansado, naag ayaa waxay isku dayday inay caan ahaa oo lawada yaqaano. oo timo adag ah inay handado oo ay kahormarto, markaasuu u diiday, markaasay waxay tiri jareer yahow, sankadhuudhiga ah oo urka badan iga leexo. Ninkii intuu qosolay uu wuxuu yiri: Adi maa ani i caayhee, wixiid rabtid iska dheh hadda ceelka lajoogaa, laakiin cawada markay muqrub noqoto, mininkay ha isku imaahin makuu nuurihaayi, macaanow iyo qurxoonowna makaayeelaayi.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.