site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

REER MUDU GACAN UTAAG

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Mar. 13, 2001): REER MUDU GACAN UTAAG
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 24, 2001 - 03:11 am
MUDUG WAXAA KA JIRTA WAXYABA BADAN OO LA YAAB LEH
WAXAA KA MID AH:
WAXAA LA YIORI NIN XAMAR KA IMAADAY AYAA YIMID GAALKACYO MARKAASUU MAQAAYAD GALAY SI UU UGA QADEEYO WUXUU DALBADAY RAASHINKII MARKII LOO KEENAY WAXAA MAQAAYADII SOO GALAY NIN WASAQ BADA OO ROOTI WATA MARKAASUU MARAQII LOO KEENAY NINKII RAASHINKA HORAY U DALBADAY GACANTA LAGAY SI UU LACUNO NINKII MUQDISHO KA YIMID OO AAD U XANAAQSAN BAA UYEERAY MAQAADLIHII MARKASUU U SHEEGAY ARINTII NINKII MUQDISHO KA YIMID WAXAA LOO SHEEGAY INUU HILIBKA LEEYAHAY MAAHEE MARAQA IGA MALEH CIDII DOONTAA WAX KA CUNI KARTA NINKII MUQDISHO KA YIMID OO YAABAN AYAA ISAGA TAGAY MEESHII

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somaliman

Friday, March 23, 2001 - 04:10 am
saaxiib anigu ma ihi reer mudug laakiin waxaan ahay nin aad u daba gala soomaalida kaftankooda
marka waxaan ku weeydiiyay maxaa hadii wax xun lagu kaftamayo looga hadlaa mudug inta badan
aniga waxaan u arkaa in reer mudugu waxa wax looga sheegayo kolay ma garanaayo soomalida inteeda kale vs mudug miyeey noqotay waan la yaabanahay arintaas u maleeyn maayo inaan i qancin kartid waato adiga kaliya ma arag wax wax
ka sheegayo mudug take care

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.