site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wiilkii xamar ka yimid ee awrta loo diray.

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Mar. 13, 2001): Wiilkii xamar ka yimid ee awrta loo diray.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warcadde

Monday, February 26, 2001 - 11:59 am
Wiil yar oo xamar ku koray ayaa adeerkiis oo miyiga gobolka mudug dagan loo diray si uu u soo caanaysto yarkii hadduu ayaamo joogay oo la is yiri wax baa hadda loo dirsan karaa, ayaa galabtii danbe la yiri orod awrta soo dheelan(soo kaxee. yarkii wuxuu soo kaxaystay awr aan tii reerka ahayn waa lugu qayliyoo waxaa la yiri war waxyohow maymayga ah maxaad awrta islaameed u soo kaxaysatey, yarkii wuxuu ku jawaabay ani see ku kala kasaa tii saaka inta ka kacdayna lugahay ka xirnayd tanna lugahay ka xiran tehee, waxaa lugu yiri war ma indhahaad la'dahay aaway awrkii awrta u waynaa ee madoobaa, yarkii inta qosol la dhacay buu yiri adeer alla hakaa cafiyo geel madoow ma jiro'e kuligiis kaaki waayee.
By Warcadde

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ku jire

Monday, February 26, 2001 - 01:18 pm
ahahahahahah
gaxgagaxgaxgaxgax
fixfixfixfix
waraa yarka warbuu keenay geel dhan kaaki waaye huh? walaahi runtiis waaye geela intiisa badan kaaki maahinoo hee.
sxb walaahi waa funny story.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 27, 2001 - 03:39 am
loooooooooooooooooooooool that was funny.Hey bro let me ask u a q? Anixata saasle dhihilaha i mean awr madoob majiro waligeeba ma'arage ambe maqale.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.