Tuesday, February 27, 2001 - 01:29 am Gobollada Bari iyo Mudug ciyaaraha way ku liiteen maalin ayaa islaan baadiye ka timidi soo gashay garoon ay ka dhacaysay ciyaar kubbaad cag ahayd. Markay ciyaartii bilaabatay ayey islaantii aragtay iyadoo kubbaddii lagu kala ordayo markaasay tiri: Maandhe waxaan idin waydiiyey nimankan maa mid walba kubbaddiisa la siiyo ha eryadee!!!!!!!!!