site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Way igu matagtay

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Mar. 13, 2001): Way igu matagtay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxmed cumar

Tuesday, February 27, 2001 - 02:42 am
maalin baa gabar soomaliyeed wada sheekeysanay, sheekadi kadib waxaa na dhexmaray xiriir aad ufiican.Markii aad wada soconay mudo dheer baa waxaan damcay in aan shumiyo, wey iga yeeshay markii aan dhowr daqiiqo is shumineynay ayey matag kawareegtay. Waxaan iri maxaa kugu dhacay, waxey tiri waan lalabooday,waxaan iri maxaa kaa haleysan, waxey tiri lalabo,lalabo. Waxaan is iri afakaada aa uraayo maalintiidanbe aad iyi aad ayaan isku soo nadiififyay, misna wey matagtay mar labaad.kadib baan ogaaday in aysan aqoonin wax layiraahdo shumis ayna jiraan gabdho badan oo ayadoo kale ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adigaa qurmoon

Tuesday, February 27, 2001 - 02:51 am
hadalkaa wax lasheego ma aha e.
adigaa qurmoone is nadiifi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mandeeq

Tuesday, February 27, 2001 - 02:59 am
Hej!
Ha Ha Ha!!!! Waleey ruun baad sheegtay #2.Isaga ayaa qarmuuna markaasu gabadhi miiskinta ahayd eedenaya. Waar maxamed wallal afkaga ka nadifi gabdaha, madak baad sheegasayee waale wax kala la maqlidoona.Walaal kooley wadaan quurba baad joogtayee dakhtarta aad.
Bay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Butterfly

Tuesday, February 27, 2001 - 03:08 am
oh my Lord nin ceebtiisa sheega adika hor laba arag amba maqal. Waxaa anaga noo sheegesa gabadh aad sumisay aakugu mataqtay and u know y cuz ur breath was stinking how dare u post something that embberasing urself.loooooooooooooooooooooool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 27, 2001 - 07:44 am
Alah kani doqonsanaa Gaber baa igu matsgtey buu la soo shir tagey. Waar orodoo doqonyahow ceebtaada qarso. Intaad is leedahey gabarta ceebee adiga ayaa is kashifey maxaa yeeley gabartii urtii kaa soo baxeysey bey u adkeysan weedey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hotdwg

Tuesday, February 27, 2001 - 03:03 pm
loooool.....whad....wow nice move..
go brush your fck..teeth aaaaz hl

peace my bro/sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeq

Wednesday, February 28, 2001 - 11:54 am
Hee guys kam dawn only jook ha u qaadanina wax siiries waa uu nga qosliyay aad baan u qoslay waad mahadsan tahay Somalida dhibta haysata wax walba oo kaftana siirias ayay u qaataan isla yaaba after ol waa uu naga qosliyay. halkaa ka sii wad aad baad u mahadsan tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahamed

Friday, March 02, 2001 - 02:32 am
you ass holes you son of pitches leave my god dame friend alone other wise you will have to deal with me you understand what i am saying haaaaaaaaaaa. he can say what ever he want when ever he want, do i make my self clear.haaaaaa.somalian ass holes.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.