site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

True true true story

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Mar. 13, 2001): True true true story
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

my ex. best freind

Tuesday, February 27, 2001 - 02:43 am
waxaan jogay itali,

waxaan ka shaqeynayey xaafad aad uga fogeyd
magaalada roma,waxaan isla shaqeyneynay
gabar somalied oo aan freind ahayn.
maalin aan kasoo laabanay fasaxeenii
axada ayey waxay ii sheegtay inay maanta
kasoo qadeysay maqaayad piza aad umacaan
dubtay, waxaan ku iri aad ayey ufiican
tahay waxaynu aadi doonaa axada dambe
anigaana bixinaayo qarashka sow meeshii
ay kutaalay magaraneysid, seytiri:
aad iyo aad.
axadii ayaa lagaaray waxaan imaanay roma
waxaan ku iri inagee meeshii.
kadib markaan kadegnay buskii ayraacday
maalintaas ayey igu tiri balmeelahan
igala raadi askeri qori heysto oo bangi
hortaagay meeshaas ayey maqaayadii
udhaweyde,ha ha ha , waxaan iri roma
waxaa ku yaala kumanaan bangi oo askeri
horjoogo, waxay tiri inagee bangi kasto
askerigii taagnaa wejigiisa ayaan aqaanaye.
maalintaa qado la aan ayey igu riday
my ex. best freind.
ha ha ha ha ha ha ha ha ha ha ha ha ha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 27, 2001 - 03:11 am
What an idiot u r

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Butterfly

Tuesday, February 27, 2001 - 03:12 am
Hey some how it was funny cuz u made me laugh but the other hand that ain't cool ushouldn't tell us what ur friend did to u loooooooooooooool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

my ex. best freind

Tuesday, February 27, 2001 - 03:49 am
waxaan rabaa inaan ujawaabo qofka
ciyaala suuqa ah ee isku magacaabay
"Anonynous" waxaan ku dhihi lahaa
orodoo iskuul dhigo ma taqaanid
sida loo hadlo.waxaad tahay
gaan gistar ama gaangistarad
aan waxba isku faleynin.
waxbaro oo shaqo yeelo. istubidyahow
ama istubidadyahay.
ma istahishid inaad ku jirto netkan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.