site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SHEEKO YAAB LE

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): SHEEKO YAAB LE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FOLLEY (Public user)

Unrecorded Date
MAALIN BAA WAXAA DHACDAY NIIN SOMALI AH OO KU NOLAA WADANKA LA YIRAHDO FINLAND EE WAQOOYIGA YURUB NIINKI SOMALIGA AH AYAA ADAY DUKAAN WUXUU RABAY INUU SOO IBSADO HAL KILO HILIB AH KADIB MARKII DUKAANKII GALAAY AYUU YIRAY WAXAAN RABAA HAL KILO MITIR HILIB AH NIINKII IBINAYAAY DUKAAN AYAA YABAAY WUXUU KU YIRAY ANIGA MA HAYOO HAL KILO MITIR HILIB AH KII SOMALIGANA WUXUU KU HAYAA WAA KAN AAD HAYSID CUNSURI BAD TAHAY KADIB WAXAA YIMIID MID KALE SOMALI AH NIINKII AYAA U KALA TURJUMAY. QOFKAS WAA ANIGA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qawdhan

Unrecorded Date
L@@@@@@@@@@@@L FOLLEY.....HAHAHAHAHAHAHAHA...
WALAAHI WAXBAA KAA RAACAY SXB.
QAC....QAC..... QIC.....QIC......WELI WAAN QOSLAAYAA WALE.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.