site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Check it out

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Mar. 13, 2001): Check it out
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kalidre

Tuesday, February 27, 2001 - 08:54 am
Waxaa la wareestay nin ka mid ah kuwa waxa faalsho waxaa lagu yiri "Ka waran xaaalkaaga faalka intuu maraayaa"? wuxuu ku jawaabay "waxaan ku riyooday iyadoo xamar dagaal ka dhacay oo la isku dhameeyey" Year After dagaalkii sokeeyey aa ka qarxay somalia After Four years aa loo imaaday hadane waxaa lagu yiri haye waran what did you had as a dream so Far,? wuxuu ku jawaabay maxaaan riyoodaa maba Hurdine........


What he ment was....intii dagaal socoday oo dhan qab iyo qush lee lagu jiray xabad aan ka hurdi waayey uu ka wadaa in other way nin hurdaa riyoodee macalinkaan maba hurdinee maxaas riyoodaa

Peace !

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qansax

Tuesday, February 27, 2001 - 08:59 am
looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool@kalidre.........Abaa Anigooo hergab iheeyo aan aqriyey sheekadaad soo qortay walaahi diiif iyo dhuuso aan ka bixi waaayey baanah Biiis midoo kale loooooooooooooooooooooooooooooooooooooool

dhaq dhaq dhaq buuuuuuuuuuuuuuq dhaq buuuuuuuuuq


baq baq dhiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiq


intaasne adaa iga keenay kalidreeeyoow

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.