This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either... Go to Current Forums ...with millions of posts ninkii guurdoonka ahaa SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ninkii guurdoonka ahaa Warsame (Public user) Unrecorded Date hada kahor ayaa waxaa jirey nin guur doo ah ninkii waxuu wayey nag uu gursado markaa suu hooyadiis u tagey ayuu yiri hooyo abbe heey siduu kugu soo helay?markaas ayeey habati ku jawaabtey abahaa anoo jidka joogo uu isoo helay markaas uu asna yiri managaha jidkaa lagasoo gursadaa markaasbee tiri waa dabcan markaas uu yiri waxaan wayey naag jidka joogto oo dhaheeso hala iguu sado inta madhimana iska fahma waan taga yaayee shugri Wednesday, June 21, 2000 - 06:31 am hahha its funny joke bro than u Warsame si aad ah ayaan ugu qoslay nimanka kale yee run taasi ye moodin Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.