site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

QISO LAYAABLEH

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): QISO LAYAABLEH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bbc (Public user)

Unrecorded Date
waxaa dhacday in saaxiibkay dalka marekanka
yimid sanadkii 1995 isagoo ah nin dhalin yaro ah oo jecel wax walba isagoon lasoo tusin inuu
qabsado.
hadaba markii uu joogay 2habeen ayaa habeenkii danbe gaajo qabatay waxuuna iwaydiiyay meel uu casho ka heli karo waxaana utimaamay
mcdonold gurigeena ku agyaalay sidii bu saxiib kay ku tayagay mcdonalkii
hadaba nasiib wanaag waxuu arkay meeshii oo xiran laakiin ay dad xoogaa ahi wax ka gadanayaan drive true markaadsuu waxuu niyada iska yiri meeshaa la dhaqayaa oo dariishada ayay fureen.
sidii buu saaxiibkay safkii ku galay hadaba markii uu soo gaaray sameecadii ayuu naagtii ku yiri numbar chiken.
naagtii ayaa udalabya chiken lakiin markii soo usoo dhowaa daaqadii maa naagtii aragtay wiil safka kula jira baabuurtii inata ay yaabtay bay tiri hi what happen we dont serve by foot
in this drive treu sidii buu isagoo xanaaqsan kusoo tagay markuu guriga yimd buu yiri wadankaa rasiista nimadii aan maqli jiray caawaa laygu sameeyay maxaa yeelay waxy ii diideen roo tigii oo waxay arkee inaan qaxooti cusub ahay oon baabuur wada nin marka saxiib bari looyar ila raadi waa suud garay naayaaye


by BBC

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.