site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

XAMAALIGII DEKEDA BOOSAASO

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): XAMAALIGII DEKEDA BOOSAASO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAN KARAD (Public user)

Unrecorded Date
DEKADA BOOSAASO AYAA WAXAA KASHAQEEN JIRAY NIN XAMAALI AH. XAMAALIGU WUXUU QABAY NAAG AAD UQURUX BADAN, MARKA UU NINKEEDU KU MAQAN YAHAY SHAQADA AYAA NAAGTA WAXAA RUKUN U AHAA LABANIN OO MIDO BIDAAR LEEYAHAY KAN KALENA UU IL LA'YAHAY.
SADEX SAAC AYAA RUKUN U AH RAGAN OO AY LASEEXDAAN NAAKTA XAMAALIGA, MARKAA MAALIN MAALMAHA KAMIDAH AYAA NINKII XAMAALIKA AHAA UU SHAQADII WAQDI HORE KA SOOBAXAY, OO YIMID GURIGIISII MARKUU ALBAABKA GARAACAY ILAA RAGII BAA KULA JIRA MEESHA, ISLA MARKII NAAKTII WAY DHAQSATAY OO KII ISHA LA'AA AYAY SARIIRTA HOOS GALISAY KII BIDAARTA LAHAANA SHELFI DERBIGA KU DHAGANAA AYAY FUULISAY SI UUSAN NIN KEEDU U ARKIN, ILAA ODAY GEEDU WABEENKAA WUU KULU LAAYE WUXUU YIRI: "NAA CASHO II KEEN ADIGANA SOO DHAQSO" NINKU WUXUU UGU YEERI JIRAY BAHALKA NAAGTIISA "BIDAARE" MARKAASUU YIRI ALLA ANI IYO BIDAARE YAANA KALA SAARI DOONO CAAWA, NINKII BIDAARTA LAHAA INTUU ISCELIN WAAYUU YIRI " SAAXIIBOOW KALIGAY MA IHI OO XARFAAN KALAA SARIIRTA HOOSTEEDA KU JIRA" MARKAA RAGII HALKAA BAY KU FASHILMEEN OO UU XAMAALIGII KU BUDEEYAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Sidee ku ogaatay adigu mise bidaaraa tahay mise ilay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAXARDIID (Public user)

Unrecorded Date
WAR WAXAAN KU LEEYAHAY NINKII WAXAAS QOROW SHEKO MAAHE, MA WAXAAD WAYDAY WAXAAD KA SHEEKAYSO,MAAD DADKA KU WACDIDID WAX SUUBAN SIDA DIINTA IYO WIXII WANAAGSANO DHAN,SAXIIB KA DHEGAYSAN MAYNO, NIN BAA DIN WASAY IYO NIN BAA NAGTIISE BIDAARE UGU YEERAY,EE DADKA WAX FICAN U SHEEG AMAA AFKAAGA WANAAJI,JAAW XUMAANDIID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geelle

Unrecorded Date
waryaa ma wayday waxkale oo boosaaso ka sheegto , nin iyo naagtiis ma sheekaa ka raadisay . waan kuu qosolnay haddii aad qosol raadinaysay
Waxaa kuu fiicnayd adigoo madaxda bosaso wax ka sheega

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Erkolo

Unrecorded Date
To ninka Xamaaliga ka sheekeeyay
Daciif daciif dhalay baad tahay qisada waa lawada yaqaanaa meeshay ka dhacdayna waa la yaqaanaa, raga naagaha iska wasana waa layaqaanaa, haday Bosaaso ka dhacdo taasoo kalena raga xamaaliga ka ah Boosaaso waa la yaqaanaa. Doqon orod cay kale usoo raadso reer Bosaso. byee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahad

Unrecorded Date
Alla soomaali & qabiil xagee lakala geen !.
Intiina koroo dhan, marka laga saaro ninka sheekada sheegay, waxaad isla markiiba canaanateen oo afka goosateen, Mr. Dan Karad. Waxaana hadalkina ka dha-dhansaday in aad ka xanaaqsan tihiin oo kaliya magaalada uu sheegay.
yacni ( tanoo kale kama dhacdo Boosaso) & ( Ma wax kale oo aad Bosaso ka sheegtaad weeyday)

Saaxiibayaal waa iska kaftan, ee saas uogaada, qabiilna waa laga fiican yahay.

To. Dan Karad.

Saaxiib sida kor laguugu sheegayba sheekadan 100 jeer aan maqalay, xitaa somalinetka 10 jeer ayeey ku qoran tahay, marka tan koleey aniga igama qoslin...wax kale hadaad hayso soo daa.

Iga raali ahaada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin yaaban

Unrecorded Date
Akhyaarta Boosaaso waa magaalo kamida magaalooyinka Soomaaliya. Magaalo walbana rag iyo dumar aan is qabin ayaa isu taga. ma ogatahay dhilaysigu inuu yahay profesion-ka aduunka ugu cimriga dheer?

aad ayey diciifnimo u tahay in magaalo ama gobol loo difaaco sabbtoo ah ayeydey ayaa katimid iwm.

Nin yaaban

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boodhari

Unrecorded Date
Sida ay dad badini kuu sheegeen sheekadaan waa wax ku tiri-teen an, oo Soomaaliyoo dhan ay dhawr jeer maqleen. Marka inta aan ana weerarka dhankayga kaaga bilaabin saaxiib waxaan jeclaan lahaa inaad wax cusub hadaad hayso aad noo sheegto, hadii kale wax aan ka faa'iidaysano noo sheeg. Tan dadka kugu haysta magaalada ay sheekada ka dhacday, meelna kama dhicin ayaan qabaa aniga qof ahaan, ayagana waxaa qaaday dhiig (qabiil,degaan iwm). Marka fadlan yaan waxba laysku layn wax aan jirin sida caadada noo ah aalaaba. MAHADSANIDIIN>>>>>>>>......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dafd

Unrecorded Date
afaara qabiilka waalagu duloobaaye halayska dhaafo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
gahi gahu gahaaaa

that was cool dan karad... keep it up yo

hashim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Foodcade

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum.
Qaybtan waxaa habboon in sheekooyin murti leh oo wax lagu qaadan karo lagu kala faaideysto hase ahaatee waxaaba laga dhammaan waayey arrimhii sariirta.
Inkastoo ay ila tahay dadka sheekooyinka qorayaa inay dhallinyaro yihiin, hase ahaatee mar hadduu qofku gaadho 15 sano waa masuul waayo waa marka ruuxa dembiga uu galo Allaah uqoro.
Hadaba qofkii is garta inuu ruux weyn yahay oo si qumman udhaqma waa sidii lga rabey, hadiise uu is ciyaaleeyo isaguun baa natiijadeeda xun arki doona.
Asalaamu caleykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jama789

Unrecorded Date
jama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jama

Unrecorded Date
galkacyo
sxb yaal tana boosaso ayey kadhacdey
barigii ay imaan jiren dawladah shisheye waa markey taariqdu aheed 1992 ayaa waxaa dhacdey in loodirey ciidamo kamid ah kuwii yimid wadan ka som,masheladhoho bosaso sida aad lasocotaan ba ama qar inaga midalasocodaan ba bosaso waxaa tagey ciidamo kayimid kanada waxey nadageen magalda dhinac yaheeda iyo waliba bada islamarkaas na waxeey habeen kii usoobixijiren baladka oo ay kormeer kumarmarijiren intuba intii kadhaqso badan nin ayaa markey habeen ki kunoqonayaan gobohoda kuqaad qadi jirey babuur ulah is uu uga helo xoogalacag ah habeen habenna da kamid ah ayee waxaa kusoo adey nin madow ah ama black amrican oo dad ku kala wayne ILAAHEY xoog udhameyey wuxuuna wey diis tey in uu sii geyo xerada wuu na kayeeley waaba suu rabaye markuu kasoo baxey magaldii oo lamaryo xeebta ayuu yiri sxb joji halan warba dhacey buu jiri oo manan garine, waxaa lugu yiri sxb habeen kii maseex do inley ga taago moye ninweyne, awgarile war anagu muslin baan nahee maxaa kugudhacey sxb 400 oo dolar qaado oo iga taag nin wayne awgarile subxaan ala we are muslim and never do that annagu islam baan nahey oo mawasno nimanka 800 boqol qaado ninyare geesu huu inta iskafiiyey jiri ok ahhh ahahah nin weyne waa laga taagey maxaad sugee hee sxb ana in aan katago ma ahee madhaqaaqi koro dhib baadhecey nin yare sheekadisi hore habilabo muslin aan ahey nin weynase mayee la dhex yarta inta laga qabtey oo gariga daa qadiisa lafurtey ayaa lugu soo farisiyey nin yare talo watana xoog mala hayo qori madoobana hoos ayuu kasoo tagan yahey ilyerta lee hadba dhinca cac cac usii uu kadu wanayeye shekadii madhamaan waxaa yimid ragkale oo ayaguna sida kuwkale warsee wax udheceen nin weyne hasheego runtii ninyarese hayiraah do war waa been e wax nakama rabee maruun iga fujiya yaase yelira waa su aal
sxb yaal waso cotah waa qiso dhac dey lakiin qarsoo diya bye for now

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.