jawahir | Thursday, March 01, 2001 - 04:09 am waxaan jeclahay wiil joogo u.k, laba sano kahor ayeynu wada joognay mudo aad udheer,waxaana filayaa asagana inuu ijecelyahay, laakiin hada wuu guursaday!!!! uur ay gabar ku yelatay daraaaded. hada waxaan rabaa inaan imaado london just to see him. lakiin waxaan maqlay inay naagtasi aragtay sawaradii aan ila galnay mar aynu fasax wada aadnay,ayna maseratay. maxaan sameeyaa dadyahow??????? ma aada u.k !!!I can't stop loving him!!!!!! |
malik | Thursday, March 01, 2001 - 04:26 am aad u.k waa intaasoo midkale aad ka soo jeclaataaye waan hubaa in aad wax iska kaa bedelayaan hadii aad kudhaqqadid safarka. waxaan kuu rajaynayaa nasiib wanaagsan malik |
x.rage | Thursday, March 01, 2001 - 05:40 am -------------------------------------------------------------------------------- DAMN!! Ifrax, walaal!!! I am dissapointed at you!! I mean i know ur into da net and all... but i never knew u would be fronting on here bigging NEWAYS IF THIS IS IFRAX OR NOT CAN U DESCRIBE HER TO ME?? COS THERE'S 1 IFRAX IN DA WOOLWICH AREA...& UR DESCRIPTION DOES NOT MATCH!! NEWAYS GET BACK TO ME, MAYBE I CAN HOOK U UP WITH DA GIRL!! |
jawahir | Thursday, March 01, 2001 - 06:08 pm to: x. rage walaal waad qaldantahay ma ihi ifrah,and I don't live in u.k ok |
ayaan | Thursday, March 01, 2001 - 06:19 pm maraka ugu horayso halkaan waxaa kaaga soo jawaabayso gabar soomaliyeed ee joogta magaalada maraykanka joogi jirtay (london) intaas kadib aniga wax na waan jeclaaday waana lay jeclaaday, marka hadii aad leedahay inuu ijeclaa baan mooday waa aad iska garanlahaayd markii aad soo baxaysay ayuu kusoo raaci lahaa ama axdi kaa qaadi lahaa hadii aad rabtid inaad ogaatid inuu ku jecel yahay lakiin waa aad ka fariisatay maxaa yeelay wax badan ayaad sugtay, hadii aad adigana wali jeceshahay oo aadan ka maarmin waxaan ku dhihi lahaa aad oo runta u sheeg aduunkan kuma tashan kartid waxaa laga yaabaa inaad calaf isku leedihiin oo adiga tahay tii uu ku dagi lahaa ee calafkaaga ka wardoon |
JAMAAL | Thursday, March 01, 2001 - 07:38 pm NAA IFRAAH HALKAAGA ISKA BISMILEYSO OO WAX KA RAADI SAAXIIB SI XUN BAY XUMADU KUUGU KACSANTAHAY WAA U JEEDNAA |
nadiasomalia | Friday, March 02, 2001 - 02:49 am Jawahir girlfriend let me tell u some¨ Don't make the more pain!Let the boy finish his relationship if he loves u as u describe... If he is happy with his female..leave them alone then.. Pleazz leave them alone,cuz i really feel with her..she's pregnant and all that,and she'll neva leave him as long as the got a child 2gether.. Good luck sista' |
jawahir | Friday, March 02, 2001 - 03:28 am to; nadia malik ayaan runtii aad ayaad ugu mahad santahiin talada aad isoo siiseen, lakiin mid ayaan idinka iloobay taa oo ah; markasto wuxuu iisoo diraa tell, isagoo ii sheeganaayo dhibaatooyinka ka heysta gurigiisa, wuxuu jecelyahay waqtigiisa inuu banaanka ku dhameysto oo uu guriga tago iyada oo hurudo si uu san ula hadlin sababtoo ah dagaal ayuun baa taagan maalin kasto is faham waa awgeed. runtii wuu jeclaa inuu iisoo raaco australia laakiin kuma uusan iman karin pas.kiisa. taa ayaana nakala fogeysay ee ha u maleynina sikale. |
THE_PIMP | Friday, March 02, 2001 - 12:48 pm shutttt-uppppppppp. just kidding but what is the matter with you sweety seriously why you want ruin a marriage come to think of he obviously moved on unlike you sweetheart you gotta move on and let him be with his newly wed or what ever he is into anyways was he like the first guy to hit it??? thats why you can't get over him.... anyways i can tell you one thing for sure..... YOU NEED TO GET A LIFE... YOU NEED TO MOVE ON..... THERE IS ALOTS FISH IN THE SEA... AND PLEASE LEAVE THE POOR GUY ALONE HE HAS OBVIOUSLY MOVED ON UNLIKE YOU..." |
jawahir | Friday, March 02, 2001 - 02:54 pm dear the pimp thank you for your answer,but waxaan kuu shegayaa in wiilkaa uuiiga yaalo meel aanan tilmaami karin walaahaanan jecleyn inaan wax dhibaato ah u geysto noloshisa, hadaad moday inuu hada gursaday gabadha, hada ma guursan ee waa sanad ka hor. markuu guursanayayna believe or not aniga ayaa kula ta liyay inuu sidaa sameyo sababtoo ah waxaa i dhibaysay inay gabar somaliet is cilkam bido inkastuu asaga ku an daconayay "aniga ma hubo inaan uyelay urkan" si kastaba walaal waxaan isku dayayaa inaan kaa dhaadhiciyo inaanan cadaw ku ahayn wiilka ee ay i dhibeyso dhibaatadisa. walaahi hadii aad rumeyneyso in aanan u jeclayn inuu soo furo naagtaa ee uu aniga igursado!!!!! hadana iskama indha tiri karo wanaaga aan u haayo, waxaan jeclaan lahaa hadii aan awoodo inuu adunka intuu noolyahay uu unoolaado sidii boqorada markuu aaqiro tagana meeshiiroon, hadaan lotto helo qofka ugu horeeso ayuu noqon lahaa ee aan wax kasto uqabto. xitaa hadaan gaboobo. I LOVE YOU..I LOVE YOU.. AND I WILL ALWAYS... |
shellman | Friday, March 02, 2001 - 09:56 pm TO JAWAHIR let me start by saying girlfriend have you lost your mind? did you get hitt by a car ? well whatever the case is it seems you don't know what word move on means . I am sorry i ain't trying be rude or pain in the ass but igot to say the truth. i do respect that infact you love the nigga and in your own words you say he did love you at some point. and dat is sweet but the nigga is maried there is "family" now and don't you destroyed the dat famil" you will fucking pay the prize and remember pay back is a bicth sister let me put it down this way for you out of every nigga in this world why are stuck with an old boy friend or some like dat girl iam sure you are prety cat find a dog for yourself and move on move on would you please "(""(" |
bro | Saturday, March 03, 2001 - 08:18 am jawahir i think you should find someone else who is not involved and have a baby coming on the way. love each other then marry right away. in that case you will not be hurting and longing this guy anymore. |
jawahir | Monday, March 05, 2001 - 11:32 pm to;bro shellman dear bro and shelman thanks for the wanderful advises, I will go on!!!! and find someone else. |
THE_PIMP | Wednesday, March 14, 2001 - 06:34 am to jawaahir co'moon sweetie you know you can do better then that obviously you loved the dude but somehow someway you gotta MOVE on i am sorry calling you names eirlier aigh't. hey shellman you is funny nigga |
SHUUKE | Wednesday, March 14, 2001 - 10:11 am jawhir jawhir jawhir ABAAYO MACAAN DON'T CRY OVER SPILLED MILK IT'S JUST THAT U WEREN'T MENT 2 BE WITH HIM SO DON'T GO THERE AND BREAK UP A FAMILY WITH A CHILD I MEAN DAMNNNNN THERE ARE LOTS OF SINGLE GUYS EVERY WHERE INCLUDING MOI SO LIKE AALIYAH SAID DUST YOUR SELF AND TRY AGAIN TRY AGAAAAAIN. |