site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ceelbuuuuuuuuuuur=========Part 4============

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Mar. 13, 2001): Ceelbuuuuuuuuuuur=========Part 4============
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceelbuur

Thursday, March 01, 2001 - 08:38 am
Nin baa bari Diin (Diidiin) wasay, markaasuu Diinkii madaxa iyo dabadaba naqsaday kolkaasuu ninkii guska kala soobuixiwaayay.
Markuu garanwaayey wax uu sameeyo diinkiina ku dheganyahay ayuu iskala socday. Ninkalaa ka horyimidoo ku yir "war xagee Diinka u sidataa?" wuxuu ku jawaabay "war masitee anigoo dariiqaa iska maraya ayuu guska iigadhegay". Ninkii baa caawinaad u fidiyey oo Diinkii ul madaxa kagamuday markaasuu Diinkii dabada lasoobaxay ninkiina alaabtiisa u daayey. Meeshuu u mahadcelinlahaa ayuu inta ninkii caawiyey kor ufiiriyey oo kuna yiri "Hooyadaa was; alla muxuu Diin wasay!!"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kabiiroos

Friday, March 02, 2001 - 02:35 pm
inksstoo ay tahay wax aan laga hadlin, it's absolutely funny.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceelbuur

Monday, March 05, 2001 - 02:22 am
TO: Ceelbuur
Sx salaan keddib aadbaan ugu qoslay sheekadaada balse waxaan jeclaan lahaa inuu Magaceennu kala duwanaado si noloo kala garto
Aniguna waxaan ahay ninkii seddaxda qeybood ee ilaqososha Ceelbuur soo qoray haddaba waxaa wanaagsan inaad la baxdo Ceelbuur'1, Ceelbuur'2 IWM,

waad ku mahadsantahay sheekada qosolka badan ee kuwa ku caayaya dheg ha u dhigin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

usc

Monday, March 05, 2001 - 11:23 am
To: ceelbuur.

Saaxiib iga raali ahoow 10000000 jeer. I know who you are! edebdaraana ugu qoray magacaada.
I'm very sorry again.
and thanks for ur comment.
usc.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceelbuur

Thursday, March 08, 2001 - 02:12 am
Usc

SX sharaf ayaad leedahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Widhiidh

Thursday, March 08, 2001 - 10:30 pm
!!!!!Waar iga qoslisaye soo wad bahasha!!!!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.