site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Somalia Vs Kenya

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Somalia Vs Kenya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo (Public user)

Unrecorded Date
Maalin maalmaha kamid ah ayaa waxaa meel isugu yimid nin soomaali ah & nin kenyati ah. Sidii cabaar loo fadhiyey ayaa ninkii soomaaliga ahaa kawareegay dhuuso "biiiiiq" markaasuu yiri " hal eber to Somalia"(one zero to Somalia)kii kenyatiga ahaa ayaa inta isna xanaaqay kawareegay dhuuso " dhiiiq-dhiq" oo yiri " One - one" oo micnaheedu yahay bareejo.

Cabaar kadib ayaa hadana kii soomaali ahaa kawareegay mid kale " Dhiiiq" oo yiri " Two One to Somali" ( Labo eber to somalia).

Saaxiibkaa kenyati wuu carooday, wuxuu is yiri side soomaali idinkaga reen kartaa.

Wuxuu damcay in uu dhuuso iskakeeno...iix, íiix
MISE xaar baa kasoo fakaday.

Goobtiina waxaa koobkii ku qaaday ninkii Soomaali ahaa.

-Dhamaad-

Ciiryaamo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ShaxShax (Public user)

Unrecorded Date
Waad iga yaabisay


That is all what i can say !!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jaqfiye (Public user)

Unrecorded Date
Aduunka intaan joogo nin kaa nacasan ma'arag, Warmeesha in layska qosliyaa laysuku dalakalee ma'in wax lagu matago lagu hadlaa loola yimid.

Saaxiib hawada noo banee!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farhan (Public user)

Unrecorded Date
By farhan
Jaqafiye waad ka galdarantahey Ciiryamo maxaa yeele waxuu soo qore sheeko wanagsan ee adiga ayaa ku haboon in aad ka baxdo hawada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo (Public user)

Unrecorded Date
To.Farhan


Alla ya cisag ! maxaan ku siiyaa walaalkiis !. waa ku sugtay !, anigu la hadlimayo laakiin aqristayaasha ayaa ciqaabaya mr. Jaqafiye.
Marlabaad mahadsanid

Ciiryaamo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aabo (Public user)

Unrecorded Date
to jaqfiye musqul aad tahay ee meesha kabax
ciir yaamo waad mahad santahay waa iga qosli
say bro (koobkii dhuusada somalia ayaa qaaday)
SXB halkaa kawad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo (Public user)

Unrecorded Date
To. Aabe

100% mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farhan (Public user)

Unrecorded Date
By farhan

To:Ciiryamo
Waad mahadsantahey adiga ayaa mudan.Maxaa yeele
waxaad nosoo qorte sheeko wanagsan oo waliba dhiri
galinleh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahad

Unrecorded Date
L@@@@@@@@l Ciiryaamo.

I like your histories man....plz keep it going.
Guusha yaa leh Soomaali.....koobkii dhuusada sanndka 1999 waxaa qaaday Somalia.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaz

Unrecorded Date
L@@@@@@@@@l Ciiryaamo. Taas waxaan dhihi karnaa Play of the day.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
somali add ayaad funy utahay
keep it up bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waqooyi

Unrecorded Date
waar muxuu ninku meesha la yimi waar aamus oo xishood doqon yahow
ala xikmada kaa qaadye

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.