site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qiso dhab ah ee ka dhacday "holand"

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Mar. 13, 2001): Qiso dhab ah ee ka dhacday "holand"
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaw yaw

Friday, March 02, 2001 - 01:42 am
wiil somaliyed ayaa gusaday islaan
udhalatay holand,waxayna udhashay
wiil. waxayna lanolayeen wiilka
hoyadiis oo inaad ubadanjoogtay.
wiilkii ayaa gaaray 15.
maalin malmaha kamid ah ayuu wiilkii
abahiis ku yiri: aabe waxaan rabaa
inaan naag kadoonto baararkee
lacag isii, aabihii baa yiri ok
oo lacag siiyay.
maqribkii ayaa ayeydii aragtay
wiilkii oo lebisanaayo lacag
fiicana ay miiska usaarantahay
markaas ayey weydii say
"wiikeygiiyow halkee usocotaa"
markaasuu yiri; ayeyo caawa naag
ayaan donanayaa, markaasey tiri
oo lacagtan oo dhan ma naag uun
baad ku donaneysaa? markasuuyiri
'ha'oo ayeyo anigaba waad iga
heleysaa waxaad naagtaa ka heleysee
lacata maxaad nooga qasaarineysaa!!!!
markaasuu yiri waw waa runtaa,
aabihii ayaa soo laabtay sacado
kadib markaasuu arkay wiilkii
oo xiran dharkii jiifka.
markaasuu yiri aabo sow adigii
ilahaa naag ayaan doonan maxaa
kugu dhacay? markaasuu yiri;
aabo wixii aan naagta ka heli
lahaa ayeeyo ayaan ka helay.
markaasuu aabihii intuu xanaaqay
yiri; war ma hooyadey?
markaasaa wiilkii oo layaaban
aabihii xanaaqiisa yiri;
oo maxaad uga xanaaqeysaa
hal habeen oo aan hooyadaa
laseexday meeqo haben ayaad hoyadey
laseexan jirtay kamana xanaqine.
..............................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nadiasomalia

Friday, March 02, 2001 - 02:39 am
Tell me this is a joke??
It can't be 4-real,i know that
this is a sick story,,,wzup man??
U mean the boy slept with his grandma'??
that was auful...one quiz??
THE Grandma'?was she somalian???
i hope not!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 02, 2001 - 02:49 am
Iam agree with U sis Nadia. Anyway I think it´s a joke or maybe..... if the grandma´of course wasn´t somalian.It didn´t made me laugh but I was instead in a kind of shock.
Peace.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mursal

Friday, March 02, 2001 - 04:23 am
Yawyaw,

Wax lagu qoslo la imow..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Still Laughing!1

Tuesday, March 06, 2001 - 12:09 am
Man I know it's Imoral but man that was hilarious I'm still laughing about the end damnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnn!!!1

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 06, 2001 - 03:50 am
war waxa aay aheeyd wax lagu qoslo ee maxaad ugu aqrisan la'dihiin sheeko waana run marna waa been aduunyadan sanadkaan la joogo waxna lama diido waxna lama ogolaadoruntii waxa aay aheeyd sheeko cajaa"ib ah anigu waxa aay ila tahay wax qosol leh please keep on alif waxaad isleedahay weey qosol badan yihiin !!!!!!! ???????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Tuesday, March 06, 2001 - 07:52 am
What a sick ass stroy, holly cow..
Who in the world will fu*ck his Grandmather..
yo get your story right man ya know cause this sh*it is discusting and it ian't even a joke ya hearddd...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hagaajiye

Saturday, March 10, 2001 - 06:58 pm
Qisadaas wax dhici kara ma aha beenloow kaadib. Hooyo Soomaaliyeed waxaas ma sameeyso ee ha u gafin Hooyooyinka, Nacas Hayoow Axmaqa ah

xabeeb ialaamabaad

Sunday, March 11, 2001 - 06:42 am
sick man and sick story/jock it hurts the healthy feeling and thinking of our sociaty.Dony rebeat such ant social falues tels plz.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sagal

Sunday, March 11, 2001 - 07:36 pm
To Yawyaw:

Waraa joke'ii hollandese ka ahaa a dad somali ah ubadashay yaah? walaalow ma intaasey gartey shaqo la aan kuhaysah, mase funny iska dhigaad laheed? well you're not funny at all.

To you guys:

Walaalayal qiso dhacday maaha e waa joke hollandese ah axadkaan lamaray baa un hoyo somaliyeed ubadalay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nahiila

Saturday, March 24, 2001 - 04:25 pm
walaalayaal waa salaaman tahiin dhamaantiin hadaan ra'yigayga ka dhiibto qisada ninkaan qoray waxaan u arkaa taas gef weyn hooyo soomaali ah hadana muslin ah waxaas ma sameyso laakiin doqonkaan wax uu qoro miyuu waayay miyayse hooyo dhalin xalaal nin lagu dhalay waxaas ma qoro marka ha u gafin haweenka soomaaliyeed ee sharafta leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nahiila

Saturday, March 24, 2001 - 04:27 pm
walaalayaal waa salaaman tahiin dhamaantiin hadaan ra'yigayga ka dhiibto qisada ninkaan qoray waxaan u arkaa taas gef weyn hooyo soomaali ah hadana muslin ah waxaas ma sameyso laakiin doqonkaan wax uu qoro miyuu waayay miyayse hooyo dhalin xalaal nin lagu dhalay waxaas ma qoro marka ha u gafin haweenka soomaaliyeed ee sharafta leh

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.