site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SUUQA MADOW!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): SUUQA MADOW!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CQAADIR (Public user)

Unrecorded Date
HI GUYS.
BERI BAA WAXAA JIRI JIREY NIN GANACSADE AH OO WAXUU KA GANACSAN JIREY CUNTADA OO WUXUU U DHAXEYN JIREY MAGAALADA OO UU DEGEN YAHAY OO BARI AH IYO MUQDISHO.
MARKA MAALINTII DANBE AA WAXAA KACAY RAASHINKII. OO MAALIN WALBA WAXBAA KU DARSAMAAYO OO SUUQA LAGUMA XISAABTAMI KARO SIDII HORE OO KALE.
ISAGA OO YAABAN OO WUXUU LA HESHIIYEY NIN KALE OO REER XAMAR AH OO AY WADA GANACSAN JIREYN ISLANA XIRII JIREYN. MAALIN MAALMAHA KA MID AH OO WUXUU KU DAAHAY XAMAR OO SALAAD CESHO BAA KU SOO GASHAY MARKAASUU WUXUU IS YIRI KOLEY HADA MEEL MAGAALO AH BAAD JOOGTAA SALAADII ILAAHEYNA WAA LAGUUGU LEE YAHAY EE ISKA BIXI INTAADAN SAFRIN.
WUXUU YIMID MASAAJID OO SALAADA LAGU JIRABA ISAGANA WEESADIISA WAABA UU QABAY OO DHINACIISA BUUBA KALA XIRTEY SALAADU SIDA UU U WADAY OO WUXUU YAABAY MARKUU MARAAYEY RAKCADA 9aad MARKAASUU INTUU SALAAMO NOQSADAY OO ISAGA SOO TAGEY MARKII UU YIMID MAGAALADIISA AA DADKII OO DHAN U YIMIDEEN SI LOOGU WAREESTO SICIRKA XAMAR IYO HEERKA UU MARAAYO,MARKII UU SOO DAGEY INTAAN SU'AAL LA WEYDIIN UU ISAGA KU BILAABEY DADKII AQYAARTA MAGAALDA AHAAY OO YIRI AQYAAREY SALAAD CESHO MEEQAAD KU OGEYDEEN?MARKAASEY WAXAY DHAHAYN 4 RAKCO EE MAXAAD NOO WEYDIISAY?MARKAASU YIRI SALAADA CESHAHA XAMAR IYADOO 9 RAKCO MAREYSO AAN KA SOO TAGEY OO HEER AY KU XAAL DANBEYSO MABA OGI.

SALAADA UU DADKA KULA XIRTEY WAXAY AHEYD SALAAD TARAAWIIX OO WAXAYBA AHEYD WAQTI RAMADAAN AH ISAGANA LAMA SOCON!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shombe (Public user)

Unrecorded Date
This is called copying!!
I first reported the same joke under the same title but different background.
Come on don't tell me u r not imaginative.

shombe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anon (Public user)

Unrecorded Date
Shombe, what a cry-baby...did you had the joke copyrighted?? boooooo hooooo hooooo :(

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.