site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxan ubukaa wiil somaliyed oo dacad ah

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Mar. 13, 2001): Waxan ubukaa wiil somaliyed oo dacad ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hani

Thursday, March 08, 2001 - 02:43 am
waxaan jeclaanlahaa oo run iga ah
inaan is barano wiil somaliyed oo
dacad u ah nolosha.
aniga waxaan ahay gabar somaliyed.!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yasiin

Thursday, March 08, 2001 - 04:38 am
Maxaa rabtaa in aad u barato?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed _yare

Thursday, March 08, 2001 - 04:42 am
Hi waad salamantahay Hani ,waxaan ku shegayaa in aad barankarto wiil somali ah madama aad ledahay magacan wanagsan ma waynaysid wiil aad isbarataan bale side u rabtaa in aad u barato ,hakeese degentahay? maxaase qabataa ?waxaan ka sugaa jawaab degdeg ah


Mahadsanid
Axmed _yare

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WiilHoog

Thursday, March 08, 2001 - 05:00 am
Ma kacsi baa kaa keenay mise daacad baad u hadlaysaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiwelli

Thursday, March 08, 2001 - 07:42 pm
if you are in Toronto waad i hesaa ,,,,,,i promised you wont regret

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR caloow sheela weeyne

Thursday, March 08, 2001 - 09:28 pm
bal marka ugu horaysa aan u jawaabo naagta layiraahdo HANI candho baruur balo siilka kaagashey abeeso ku ruugtay naayaahee ma waxaad waysay nin markaad meelahaan aad nin ka soo raadisay bi'waa barasi siilka kaa gashee,ja jaboo jadeeco ku gashee, meel daran iyo reero muskood waligaa wax waa aad ka doonan jirtay,sanbac •••• balaq ninka layiraahdo AHMED YARE balo hakula yaraato been badanidaa beerka caaro kaa goysee, baahida kuhayso badanaa balan baloo adigana barasi guska kaa gashay, saa waa geed aad gacanta ku wadatid,go'oo gumaar oo gaaga waa, WIILHOOG waa aad ku sugtay wasqaanta, ABDIWALI ina toronto waa aad yara baxsatay balse waan kudaayay, ..... ee waxaan inta isika dhaaftaan war fiican muga keena .... .............................nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yow yow

Thursday, March 08, 2001 - 11:31 pm
calow sheela weyne,shelo ku
gashay ee maxaad dadka u
inkaartaa reer badiyayahow,
war kuguma daysanaayo,
lakiin waxaan rabaa inaan
kuwaaniyo ilayn wiil somaliyed
ayaad tahaye, war baxoo iskuul
gal oo baro sida loo hadlo,
nafsadaadana wax ubaro doqonyohow
iska weynaaday.!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sangub

Friday, March 09, 2001 - 12:02 pm
Adeeroow kan macloow la baxay muxuu ahaa afxumaa.
war waxa madilnaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hani

Saturday, March 10, 2001 - 05:08 pm
ugu horeyn aad iyo aad ayaa
umahadsantihiin ku ligiin.
hadaan isku dayo inaan idiin
kugu jawaabo mid mid;

to;yasiin
walaal waxaan rabaa inaan
ubarto wiil somaliyed waa;
1.anigoo rabo inaanan racin
wiil shisheye marka aan leyahay
shisheye waxaan ula jedaa ajnabi,
2.anigoo rabo inaan nolol
la dhisto .
3.marka aan leyahay dacadna
waxaan ula jedaa hada ka hor
ayuu wiil somaliyed iqiyamay
anigoo og inay san gidigood
isku mid ahayn ayaan hadana
waxaan rabaa inaan janis kale
siiyo, in kastoo ay saxibadey
igu yiraah deen "wwad walantahay
kadib dhibka ay kugeysteen wiil
somaliyed miyaad hadana raadin"

to;ahmed yare

walaal waxaan ahay qof ardayad
ah jogtana london.


to; abdi weli

walaal runtii aad ayaan uga
helay hadal kagii ah" I promised
you wont rigret",but most of you guys don't keep the promises,
I am only joking.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAGAAJIYE

Saturday, March 10, 2001 - 05:33 pm
TO Hani Abaayo aad ayaad ugu mahadsan tahay sida geesinimada leh oo aad codkaaga u dhiibatay,

Intaa ka bacdi Haddii aad Dooneeyso wiil soomaaliyeed oo ay kaa dhabtahay ila soo xiriir,

emailkeega,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiwelli

Sunday, March 11, 2001 - 06:16 am
waan kahumahay iskumagaalo majoogno ,long distance relationship waa very hard but anyways we can be friends ,,,,e-mail me dahir_j@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiwelli

Sunday, March 11, 2001 - 09:16 am
to hani--this is better abdiwellin@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

togdheer

Wednesday, March 14, 2001 - 02:13 pm
to hani, walaal waligaaba mawaayeysid qof
ku jecel markaas arin wacan baad samaysey
ee halkaan kaala so xidhiidhaa, halkaynu kaga
bilownaa markaasna halkaynu isla tagnaa.
qalanjo yahay ila soo xidhiidh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shuuke

Thursday, March 15, 2001 - 10:16 am
hani adiga beenta nagadhaaaf hanugu ciyaarin ok. wiil daacad hadaa rabtid ma computerkaaa laga fiiriyaaaa? aloo yaaogaada waxaa tahay gabdhaha reer magaalka iskadhigoooo mini skirt iyo top yar gashta ooo majoohooda iyo xusuladooda dadka tusa walba iscaate oooo cuntada iska yareeey.qax qax qax.
p.s waa kulakaftamaayey ok haxanaaqin yaaah i wold have treated u like a ladyy too bad i ain't in europe mac mac maaac ilahay hakuusahlo wiil ficanooo kubaaniya qax qax qaax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr caloow sheela weeyne

Sunday, March 25, 2001 - 10:00 pm
kulgiin waxaa tahiin wax wasaaqiin ah dabadeedna ninka layiraahdo YOW YOW adigu miyaad is fiirisay waxaad qoraysid balo qoorah kaa gashee dad baad wax ka sheegaysaa shan shan laguu kala dhigyee matobo dabada lagaaga cubyee oo indhaha ku kala yaacee dhaadhaan yahoow dhareerka badan mida kalena ninka layiraahdo <SANGUB> sanka balo kaa gashay saan saan laguu kala dhigyee kufoo kici waa kaadida kugu dhagtee waa adiga dhahay ma dilnaa ma waxaad mooday dadka inaay yihiin wax meelaha iska taagan oo aad dhahaysid ma dilnaa war wax yahoow xayawaanka ah soo baro sida dadka looladaqmo ee waa sidaa iyo aqris danbe oo xiisa leh
waa ninkii la oran jiray caloow sheela weeyne

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHARBAAXO

Tuesday, March 27, 2001 - 12:07 pm
MR CALOOW AND SHEELA WEEYN SHUT DA •••• UP ADIGU HORTA WAXAAD KU HADLEESO MACQUUL AMAHA SO GET A LIFE •••• U TALKNG LIKE WOMAN WHA THE HELL IS THE HABAARKU UF NIN WAX HABAARA LAMA ARKIN •••• DO NOT WASTE UR FUCKING TIME TYPING SOMEIN LIKE THAT
OK
ME
DHARBAAXO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

canbaroluulo

Wednesday, April 04, 2001 - 11:00 pm
to caloooow sheela weyne
wallahi dirac baadtahaya ala habaar badan mabuug baa lagu dhigay ala lagu baaba,ba waryarehee kani ma reer aaan ogahay buukayarey wagar wagareey kawaasacan waryahe madumarbaa tahay acuudki


TO HANI
HANI HABARTAA GABLANTAY HADII AY RUNKAATAHAY
ANIGA WAXAA JIRAA 137 WALIGEEY GABAR ADIGOO KALE MA ARAG WAXAA TAHAY GABAR KACI KULKULEEYEY OO KARKARIYEEY ANIGA AYAA RAI FIICAAN KU SHEEGAAYO RAGA SOOMALI BEEN YEEY KUGA WALIN AJNABTA YAA KA FIICAN .TUSALE WALI KURDI AMA GABIYAAN LAMA SAAXATAY HEE HEE WALEE WALI BAXBA MAARAG HAAAAAA LA SAAXO EE TIJAABI HALMAR WALEE WAAD ISOO XASUUSAN HADII AAD RABIIN RAI KALE HOO ,HABEENKII MARKAAD SEXAANEESO LABO XABO OO BASBAAS AH TUN EE ISKU SHUB WALI WAAD ISOO XASUUSAN WAAAAAAAAAAAAAAA
CANBARO LUULA

A

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

juquraafi

Sunday, April 08, 2001 - 05:33 am
to hani
meeqa jirta horta,sidee u egtahay qaab dhismedka jirkaaga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr caloow sheela weeyne

Tuesday, April 10, 2001 - 10:20 pm
waryaarahee marka ugu horayso anigu waxaan ahay nin soomaliyeed sidaa owgeed waxaana ahay nin wax garad ah ee waxaa tihiin kuligiinba wax qurumiin ah midka leh wax baro sotan aan hada wax qoraayo balo beerka haku istaagto oo bo'ga ha ku soo dhacee bukaan socod ku dhameeso WHATEVER LEFT YOUR SHITTY LIFE BIACH.
ninka layiraahdo dharbaaxo shaydaan ku dharbaax waaba dharbaaxantahaye dhuunta dhagax kuu farisay ridii dhuubo ahayd ayaan kuu cuskaday, kalab yahow kalyaha wayn kadiido ku kortee, canbaroluul baalaayo candhada kaa gashay maxaad iiga cuudi bilaysatay shaydaan shan shan kuu dharbaaxyee shuunka kaa haad yee shaydaan yahay coofaha waynleh hanaga cuudi bilaysanine wadeeco kaa iftee,
untill next time take care each other .
.... nabadeey......

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.