site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ninkii Qabriga Eeday

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Ninkii Qabriga Eeday
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dangarad (Public user)

Unrecorded Date
Beri baa waxaa jiri jiray laba nin oo walaalo ah, mid baa lacag iyo xaaslahaa kan kalena busaarad baa farakulul kuhaysay. Xarfaankii faqiirka ahaa lacag la'aan baa maskaxda kudhufatay oo suufi buu noqday, xarfankaan wuxuu bilaabay inuu habeen iyo maalinba xabaalaha ku wardiyo. Markii danbaa waxaa dhibsaday walaalkii oo ku yiri war shaqeeso oo meesha ka'kac meesha waadku dhimatee, laakiin nasiibdaro suufigii wax waa maqli waayay oo wuu diiday, maalintii danbe walaalkiis wuxuu go aansaday siduu uga joojin lahaa qabri aadistaas markaasuu habeenkii danbe intuu soo gashtay dhar cadcad oo u eg kafantii dadka dhinta ayuu kahor yimaaday qabriga, siday caadadu ahayd suufigii waa uu iska yimid qabrigii oo wardigii buu bilaabay markaasaa xarfaankii dharka cadcad qabay intuu ul lasoo booduu ku garaacay suufigii asagoo isaga dhigaaya reer aakhireed habeenkaas ayaa ugu danbeesay suufigii qabri uu ku wardiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Unrecorded Date
saaxiib aad baad iiga qoslisay waana sheeko xiiso badan bal wax kale noosoo qor!!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.