site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ninkii Qaadka ku waalnaa!!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Ninkii Qaadka ku waalnaa!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar (Public user)

Unrecorded Date
Tuulo yar oo xudduudka Somalia/Kenya u dhow baa waxaa ku noolaa nin milateri ahaa oo caruur iyo xaasba lahaa.

Ninku qaadkuu aad u cuni jirey, inta badanna lacagtiisu kuma filnoo wuxuu shixaadaa Jaadwalayaasha. Markastoo uu baryaba wax bey u tuuraan.Ninkii baryadii buu raggii ka badiyey, oo markii marduuf la siiyo labuu weydiistaa, markii laba la siiyana saddex.....

Maalintii dambe waxey jaadwalalyaashii ku tashadeen iney ninkaa jaad dambe siin. Waa tan maalintii dambe ey kaga dhaqaajiyeen. Maalintii ku xigteyna iyagoo sidiiyoo kale raba iney yeelaan baa waxaa meesha soo martey askarigii naagtiisii, markaasuu wiil yar oo uu dhaley oo laba bilood iyo xoogaaa jira oo xaaskiisu xambaarsaneyd ka soo furtey oo kii yaraa oo qaawan lugta bidix ku dhegey oo laadlaadiyey, kuna hanjabey haddii aaney qaad siin inuu wiilkiisa dhulka la dhacayo.

Markaasaa la baryey oola yiri waxaad rabto waa lagu siinee fadlad ha dhaawicin wiilka yar. Ninkii sidii buu ku qayiley, waxkastoo ku dhacana waxuu caado ka dhigtey inuu wiilka lugta ku dhago.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Seeko

Unrecorded Date
Walaal sida aad lasocotaba somaliya waxaa rogay jaadka marka mahadaad keentay inaad kusoqorto chatka walaal hadaba waa qalad aan yareeyun ee lasoco jaadkana waa midaka somalida kareebey facood oo lalayaabo ilaahada waa xayawaano dadka jaadka cuna iyo kuwa kasheekeeya marka lasoco taas adiga waxaad kawadaa inaad kadhigtit qosal lakin waa wax xun oo qariban hadii aad ogtahay iyo hadii kale waxaa jirta daka jaadka uu ubaxo in ay saas ucunin sida somalidu ay ucunto marka dadkeena waxaa uroon in ay Baradhada in ayfashaan waayo qamrada ayaaba karoon markii laga fiiriyo waxtarka uu leeyahay sidaas iyo sheeko kaduwan midaan jaaadka kafakar walaal sanadka 2000 waxii aad soomaaliya kukordhinlaheyd jaw......

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.