site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Seegeysi amaah ah!!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Seegeysi amaah ah!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar (Public user)

Unrecorded Date
Beri ayaa nin waalan oo Mocoow Taqal la yiraahdo oo tuulo yar ku nool waxuu nacey dharkii, wuxuu iska socdaa isagoo qaawan.

Maalin maalmaha ka mid ah ayaa isagoo suuqa jooga uu kacsadey, waxaa aragtey naag ka mid ah naagaha suuqa yaanyada ku iibiya.

Naagtu waxey aheyd qof kaftanka badan oo hadal badan(af ka dhillo), waatan Mocoow u yeertey oo ku tiri haddii aad halkaan maanta ku seegeysatid lacag baan ku siinayaa.

Mocoow waa ninkaa waalan oo awalba iska kac kacsanayee waakan cadhuufta boobey oo suuqii bartankiisii ku seegeystey illaa uu ka shahwo baxey. Meeshii baa qoftiina ey dhowr shilin ku siisey.

Maalintii ku xigtey waa kan yimidee ku yiri waan seegeysanayaaye lacag ma i siin, markaasey ku tiri waar imood lacag ma heystee. Markaasuu ku yiri dhib ma leh waan kugu lahaanaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hassan Omar (Public user)

Unrecorded Date
By Hassan
Madarow waxaad soo qorte shekadii ka dhacde tuuladii la oranjire Qooqan mocoow taqal waan aqanaa.waad mahadsantahey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tilmaame (Public user)

Unrecorded Date
Ar ninkaanaa ceeb sxb.

PS:Caruur baa meesha soo gasha lasoco.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar (Public user)

Unrecorded Date
Thanks Hassan adiga iyo dhammaan inta sheekooyinka jecelba. There are some other stories which I had written in this Ila qosol page. You are all invited to check it out. Titels are Wiilkii caqliga badnaa,Maamadii wareersatey,Ninkii qaadka ku waalnaa iyo sheekooyin badan oon mar dhow qori doono haddii Allaha awoodda lihi ii saamaxo oon waqtina u helo.Thanks again.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TWOFORTY (Public user)

Unrecorded Date
MACALINKA,. THIS IS NOT GOOD 4 OUR KIDZ

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.