This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date nin oo barawaani ah ayaa xaafada dhan xaaraan isaga haystay. Habeenkii danbe baa tuug u soo dhacay oo dharkii oodhan laga qaatay, xataa macawistii uu ku hurday waa laga furtay. Cabaar ka bacdi markii uu tuugii cararay baa dariskii inta soo baxeen ay waydiiyeen sababta uu isaga celin waayay tuuga. markaa suu inta shafka taagay yiri "laa in aa ka cabsanaayay maa u maleeseen, ani minankuu kustuumeey taaban lahaay aan sugaayay, hadiis taaban lahaay abootadiis arooskeed aan tusi lahaay"
| |
Unrecorded Date sheekada waxaay i soo xasuusisay too hamarweyne ka dhacday. Taas ayaa ku garan kartaa gibil cadka dadka ah in aysan ahayn dad dhib badan. lol lol lol Sheeko qosal badan
| |
Unrecorded Date dadkan barwaanida ah ama cadcadka tirada yar ee somaliya ku nool,somalidu waxay u ahaysataa inay yihiin dad fulaya oo hadhkooda ka carara,la'kiin waxaa nasiib xuma ah, inaysan ogeyn somalidu: gibil cad (Barwanidu)inay yihiin dadka somalida ugu maskaxda wanaagsan.oo somaliya hadey iyaga oo kaliya ay ku noolaan lahaayeen manta, somaliya iney noqon lahayd meel aduunka loo shaqo tago!!!!!!!!!!. Sxb ha xanaaqin.arintan waa arin laysku raacay.
| |
Unrecorded Date GAX GAX GAX CUNAAYE PLZ POST SOME MORE DOWG....LOL LOL LOL LOL ps qaldan don' hate son, congradulate
| |
Unrecorded Date Maybe the Somalian perception towards Barawani people is like our sis Qaldan mentioned but here the matter is not a race it's just a story, it could've been Igal Shidad's one so,take it easy sis. Thanks Cunaaye,and try to read mine Wiilkii caqliga badnaa.
| |
Unrecorded Date to cunaaye tana iga hoo hee gay oo shangani daganay ayaa waxaa soo bursaday tug soo usoo ordayay waxoo soo gaaray gurigisa markas ayoo qeyliyay habartisa ayaa waxay soo istagtay dabaqa wilki ayaaa waxoo dhahay albabka iga fur hoyo tuga ibursohowo markas hoyadisa waxay ku tiri lama jiro soo gali hadaale wiilki lama oo soo galiyay markas ayoo hoyadisa ku dhah yay umaayey kan koo daalayo ma aha waxay ugu jawabtay iska baxhee marka mininka aayada boondhere iska ad waa saxibkin adan jako
| |
Unrecorded Date Madar: Somali Barava people are Somalis like any other ethnic group. People make jokes on any Somali ethnic group, so bro, can you tell us what's bothering you personally? The coward guy happened to be a baravian, that's about it.
| |
Unrecorded Date Hello Ali, Nothing is bothering me bro. It's just that one of our siter's comments was that We Somalians think Barawi people are cowards. That's why I said it's just a story and could've been one of the Igal Shidad's. That's just to show her that not only Barawanis but other Somalians do have such a coward stories. So, take an easy bro and move on. Thanks,bye.
| |
Unrecorded Date saaaxiibayaal waxaa la isku raacay in soomaalida dadka ugu reer magaalsan inay yihiin barawaaniga marka hadii aad maqashaan sheekooyinkan oo kale ha u qaadanina inay ka tahay fulaynimo ee waa reer magaaalnimo
| |
Unrecorded Date SAAXIIBAYAAL YAA LOO GAFIN UMMAD DHAN REER BARAAWE REER BARAAWE HADAYSAN AHAYN DADKA UGU GEESISAN SOOMAALIYA MA AHA KUWA UGU FULAYSAN SIDOO KALE WAXXAD OGAATAAN LA'AANTOODA INAYSAN XORNIMADA SOOMAALIYA AY QAADATAY AYSAN SUURTA GELI LEHEEN HADDII AAD WAX KA OGTIHIIN TAARIIKHDA SOOMAALIYA SHANGAAYOJOOV
| |
Unrecorded Date WAA SALAAMANTIHIIN. WAR WAXAAN LAYAA BANAHAY DADKA "CRITICS" ISKA DHIGAAYA, OO SHEEKADEEYDA FASIRAAYA. DADOOW: WAXA QALUUBTIINA KA BUUXA OO XUMAANTA AH, HA NOOLA IMAANINA EE SOOQYADA LA'AADA. ANIGU MARKII AAN SOO QORAY SHEEKADAN IGAMA AHAYN DAD CAY. WIXII AY SHEEKADU KU SOCOTAY SHAKHSI BUU AHAA. SHAKHSI FULAY AH NA DADKASTA, QABIILKASTA, IYO UMADKASTA BUU KU JIRAA. MARKA HADDII AAN KAHADLO FULAY "BARAWAANI" AH, MA CAYN QOF WALBA OO BARAWAANI AH. PS. DADKA I TAAGEERAY> THANKS KUWII IGA HORJEEDAY> THANKS AS WELL.
| |
Unrecorded Date sxb yaal maxaa kali oo lootaagerayah ree barawe wax yalaha qosal kale waan wada ognahey waxey ka yimadaan gaal kacyo iyo dadaka cadcade mataagertano ree gaal kacyod kaba, ileen iyagu ba waa dadka ugubadan ee lagasoo qoro sheekoyinka logu qoslee sida sheekada saxibkey kabelyeeri waa sheeko kujir tah boga ilaqosolke.
| |
Unrecorded Date LOOOOOOOOOOOOOL@CUNAAYE CUNEEYE HA U BIXIN KUWAAN ,THEY SIMPLY DIDN'T GET THE JOKE FOR WHAT EVER REASON.....TOO DAYUUUUM FANNY TO ME ....AM STILL LAUGHING MY HEAD OFF THANKS CUNAAYE
|