Monday, March 12, 2001 - 01:21 pm Axmed oo Tareelo kuwaday East Africa ayaa maalin soo istaagay xuduudka Kenya iyo Uganda isagoo ay la socdaan laba gabdhood oo Soomaali ah. Nin cadaan ah ayaa kusoo leexday oo su'aalay "excuse me, did you know where the custom office is?" Axmed ayaa isagoo madaxa ruxaya ku jawaabay "yes, yes. I am driver". Gaalkii intuu yaabay uu ku yiri "thanks" ikana tagay. Gabdhihii ayaa su'aalay "oo Axmadoow ilayn Ingriisigana waad taqaanaa?" Axmed ayaa ku jawaabay "ma waalantahay adiga! maxaakale oo aan ku shaqeystaaba?"