site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Hal xiraale?????????????????????????????????????

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Mar. 13, 2001): Hal xiraale?????????????????????????????????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 13, 2001 - 03:51 am
Ninbaa salaad u istagay si
uu u dukado, salaadii ayuu xirtay.
markii uu isyiri fataxada aqri
ayuu hortiisa firiyay mise
salaadii ayaa ka jabtay
marka ay salaada kaa jabto
waa inaad salaama naqsataa,
markii uu dhinaca midigta
ku bilaabay inuu usalaama
naqsado aad ayuu u farxay
markii uu dhinaca bidixda
usalamo naqsadayna naagtiisii
ayaa kafurantay!!!!!!!!!

sidee ayey arintaa ku
dhacday???????????

waxaan rajeynayaa inay
qofkasto isku dayi donto
jawaabta su aashan,
aadna u faham su aasha
taasi waa tusale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 13, 2001 - 02:34 pm
Its too hard to solve

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

biriye

Wednesday, March 14, 2001 - 04:20 am
Qof alla qofkaad tahayba ninyahoow nooga soo jawaab halxiraalahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 18, 2001 - 11:10 pm
try to answer it's not what hart.

tusaale.

marka aad rabto inaad dukato
oo aadan biyo haysan sidee
ayaad udukan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 18, 2001 - 11:13 pm
try to answer it's not that hart.

tusaale;

marka aad rabto inaad dukato
oo aadan hesan biyo aad ku
weyseysato maxaad sameyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

biriye

Monday, March 19, 2001 - 02:18 am
Waad Booraysan ama waad gabagabaysan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 19, 2001 - 02:36 am
okey, waad boreysan, kadibna
siiwad jawaabta ileyn su aashu
waa sadex,

1. salaadii ayaa ka jabtay?
2. makuu salaama naqsadeyna
wuu farxay,maxaa kafarxiyay?
3. markii labad ee salaama naqsadayna
naagtiisii ayaa ka furantay,
maxaa ka furay naagtiisa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jr.

Tuesday, March 20, 2001 - 01:00 am
Ninkeedii hore ooloomaleynayey inuu dhintey ayuu arkey ! lol

Tankalena waxaawaye bishii soon oodhalatey ayuu arkey .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra2001

Tuesday, March 20, 2001 - 04:58 am
waaxaa filaya in an ka jawabey su aashadi

1) wuxuu arkey nagta ninka horey iqaabey oo nool
in that case nagtisi ayaa ka furaantey

1)taan labaad wuxuu arkey nagtisa oo qawaan than salada ayaa ka furaantey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 20, 2001 - 11:16 pm
sahra waad isku dayday jawaabta
laakiin nasiib xumo hal uun baad
ka jawaabtay labada kalana waa qalad.
isku day mar labaad.

jr. adigana sidoo kale mid uunbaad
ka jawaabtay.

jawaabta isku daya inaad sharaxdan.

runtii aad ayaan ugu farxaa inaad
weli dhaqan keenii iloobin si kasto
oo aan qurbo ujoogno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 22, 2001 - 02:58 am
waxaan filayaa in ay idinku
qaadatay waqti aad udheer kasoo
jawaabida halxiraalahan, marka
waxaan go aansaday inaan idinkaga
jawaabo, jawaabtuna waa sidan:

ninka markii uu rabay inuu weyseysto
biyo reerka uma oolin kadibna wuu
booraystay.

wuxuu u istaagay salaadii si uu
udukado makuu fiiriyay hartiisa
wuxuu arkay dhaankii oo soo socdo
makaa salaadii ayaa ka jabtay ilay
marba hadii ay biyo jiraan waa inaad
weyseysataa, makuu salaamo naqsadayna
wuxuu arkay walaalkii oo marhore
loo shegay inuu dhintay oo soo socdo
aad ayuu u farxay, makii labaad ee
uu dhinaca kale usalaama naqsadayna
waxaa ka furantay naagtiisa oo fadhiday
dhinacaa ilayn wuu dumaalay oo walaalkii
ayaa qabay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qof ku aan kuu bogin

Thursday, March 22, 2001 - 09:35 am
anonymous waan kaa yeelay qeybta dumaalka naagta lakiin kaama yeelin in ciyaartaas looga baxay salaad ilaahay la hor taagan yahay waxaan u malayn in add soo alifatay adiga iyo kuwa waxaas ku shekeeyaba. ee wax fiican la imow hanola imaan dhaan iyo arimihii caruurta lagu maweelin jirey.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.