ussrc | Wednesday, March 14, 2001 - 09:13 am Don't blame me if u don't understand!!!! waxaa wada sheekeystay nin Tuug ah iyo nin Sheikh ah oo midba camalkiisa ku soo wareeray doonayana in uu badalo. Shiiqa wuxuu doonayaa in uu tuug noqdo, tuugana shiiq. waraysigoodiina sidan ayuu isugu dhacay: Sheeq: Nin dameero qunsaaya maro deegta u saaran isgoon ku dayeyn maka duufi taqaan Tuug: Waaka duufi aqaane adigu duqaan iqabaahi yuusan naagkale qaadan quraankeed ma taqaan. sh. "Quraan'aa haygu sheegin. taankasoomaray!" "maxaa dhacay?" ayuu su'aalay tuugii. sh: Qamiistaan qamiisteedi aan duqdoo qandha haysa qidmo saar inya maagay oon maan qamiis kudhameeyay oon waxna sii qulqulaayo duqdiyaa qaaq tiriyoo qurtaa eebe ka gooyay cidiyaa iskuqoontoo aney ii qabsadheen sdi qool dhulka yaalay qoorta laygu galshana quraan dambe unoqomaahe qashqashaad iyo tuugo aanse qaab u aqaane mayla qaraabankarnaa? Tuugi: "anna tuuganimo haygu sheegin" ayuu yir tuugii. waxuuna ku bilaabay: ======end of part one======================== by: ussrc |
Man | Wednesday, March 14, 2001 - 05:04 pm You crack me upppp!!!!man am still laughing.... tell me prt2.. |
Ceelbuur | Thursday, March 15, 2001 - 12:22 am Fadlan qeybta labaad !!!!!!!1 Waa sheeko qosol badan. |
Bro. M.C | Thursday, March 15, 2001 - 05:53 am wooooooow man that was the funniest thing I have seen, since I start comming here. Pls let us hear the rest of them. |
IIDOOR | Friday, March 16, 2001 - 10:05 am War waxaad qortay Soomaali ma aha, ee Soomaali sooqor . Hadalkaas waa kii Moooryaanta ee maha kiid gobta (DAAROOD) iyo Duriyada (ISAAQ) |
HAR | Saturday, March 17, 2001 - 11:18 am Walee waa yaab dadkan somalida wada sheeganaya ee hadana is fahmi la. walahi qosol daayoo maan fahmin ninkani wuxuu sheegayo(honestly) qamiis what hell is that. anyway iam not saying he is bad or mine is better but can't understand. |
layla | Saturday, March 17, 2001 - 12:19 pm i can't read somali could you translate for me thanx |
layla | Sunday, March 18, 2001 - 08:57 am fucking farax |
Warcadde | Monday, March 19, 2001 - 12:27 pm Waa salaamantahay Mr. USSRC Saaxiib ha u bixin dadkaan wax ay af-soomaali ka yaqaaniin iyo wax ay rag ka yaqaaniin midna lama arkee soow adigii u afeeftay ma aha may intaa ku qancaan haday fahmi waayeen xageey ka waalan yihiin. waar ninku intuusan sheekada bilaabin buu wuxuu qoray( Don't blame me if u don't understand!!!!) Horaana soomaalidu u tiri koleey waxba ka garanmaysaane{{aqalkaaga hortiisana ood wayn baa la dhigtaa hadalkaaga hortiisana afeef baa la dhigtaa}} ninka faraha ka qaada ama magiciisaan ku cayrsanaynaa dhaha.. saaxiib fadlan sheekada noo dhamaystir. |
usscr | Monday, March 19, 2001 - 01:32 pm warcade: Aad iyo aad baad umahadsantahay saaxiib. waxaa kaloo mahad mudan:- Bro. MC, man iyo ceelbuur.QAYBTA LABAAD WAXAAD KA EEGTAAN BOGA CINWAANKIISU YAHAY CABDULLE G.-BY-USC. inta kalana lahadli maay exept Har. haddaad qamiis garanwayday oo aad garato thursday oo aadna Soomaali sheeganeyso "ur stupid muthafucker" labajirka qurbaha kudhashay ayaa yaqaana todobada maalmood. usc |
Anonymous | Tuesday, March 20, 2001 - 07:45 am Loooooooool, part two pleaseeeeee. |