site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HEERKII AAD KA TAAGNAYD WAALIDA AYAALA SOO GAADHAY

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): HEERKII AAD KA TAAGNAYD WAALIDA AYAALA SOO GAADHAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AKHYAAR (Public user)

Unrecorded Date
HASSAN WUXUU AHAA NIN WAALAN OO JOOGAY MAGAALADA BURCO WAXAANU SAAXIIB LILAAHI AH LA AHAA LIQAAYE OO ISNA AHAA NIN WAALAN.HADDABA SANADKII 1988 AYAA DAGAALKII BURCO QAXIYEY HASAN IYO LIQAAYE WAXAANAY TAGEEN XERADII QAXOOTIGA EE LA ODHAN JIRAY DAROOR.MARKII AY MUDDO SANAD IYO BADH AH JOOGEEN AYAA XASAN LADNAADAY.MAALIN MAALMAHA KA MID AYAA SNM TIMID TUULADAA DAROOR SI AY CIIDAN UGA KAXAYSTAAN MAGAALADA. XASAN AYAA NOQDAY NIMANKII GAADHIGA FUULAY WAXOOGAA KA DIB AYAA LIQAAYE OO ISAGU WELI SIDII U WAALANI IS YIDHI SOO FUUL GAADHIGII, MARKAAS AYUU XASAN KU YIDHI WAARYAA LIQAAYE ADIGU WAAD WAALAN TAHAYE ISKA JOOG. LIQAAYE AYAA XANAAQAY OO KU YIDHI XASAN ,WAARYAA XASAN ADIGUBA MA INAAD BOGSATAY AYAAD IS MOODAYSAA DADKA INTIISA KALE AYAA WAALIDA HEERKII AAD JOOGTAY KU SOO GAADHAYE.
............
HADDII AY IDINKA QOSLIN WEYDO IGA RAALI AHAADA WAAYO WAXAAN FILAYAA IN DADKA QAAR AY LA NOQONWEYDO

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.