site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Faisal said, Somalia yaa Ugu Fulaysanaa Car (somaliland)

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Ila Qosol - Jokes (Current): Faisal said, Somalia yaa Ugu Fulaysanaa Car (somaliland)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faisal

Thursday, March 15, 2001 - 05:46 am
yuu ahaa ninkii yiri markuu arkay wiil kii sii oo ku soo gurguuranaya, Ninka iga qabo

markay naagtii sii waydiisay wy uu yiri
Naa nin raga ah layskuma aaminee ninka ega leexii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Honesita

Thursday, March 15, 2001 - 08:09 am
Aga.....
Cigaal Shidaad...
Who else...!!

adios

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warcadde

Thursday, March 15, 2001 - 02:41 pm
Hai Faysa.

Kaasu waa horuu ahaaye waxaa dhawaan dhacday nin baa qabiiladiisii oo dagaal u socota layiri soo bax nala dagaal tag markaasuu baqdin darteed istaaga ka dhacay waxaa la yiri war naga keena qofkaanu wax nugu kordhin mayee, ragii dagaalkii bay aadeen qaarbaa laga soo laayay galabtii ayay ninkii u yimaadeen oo caykala daaleen iyagoo fualnimadiisa ku caynaya. markii danbuu yiri wacade waa la'iga fulaysan yahay saa la ye yaa kaa fulaysan wuxuu yiri ilaahay wuxuu uumay waxaa u fulaysan tuke, tukena aniga fooda ima galin karo laakiin ninka saaka xabadu ku dhacday oo saacaddaan tuke indhaha kala baxayo baa aniga iga fulaysan.

cafwan waan idinku badiyaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kitkat

Friday, March 16, 2001 - 02:10 am
faysail my name is somaliland markaa waxaan kuu sheegayaa internetka lagama yidhaa yaa soomaali ugu fulaysana waxaa laga horyidhaahdaa raga dhexdooda you are still a bit wet behind the ears
that means you are still ugly you are monkey you don't know nothing about the world tell me where do you live do you eat the grass as a cow who is the said his wife naa nin la iskuma aaminee igaqabo he's not even from s/land i think you are a our cow's grandad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LONDON_RUDEBOYZ

Friday, March 16, 2001 - 10:44 am
YO YOU FUCKING FOOL FAISAL SXB WHY U DISSING SOMALILAND MOTHER •••••• I WILL EAT U PUSSYHOLE AND WE ALL KNOW THAT CIGAL SHIDAD WAS A CHICKEN ANYWAYS SHUT IT NO MORE TALK ABOUT SOMALILAND GET ME MORON NIGGA I WILL BLAZE U

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faisal

Saturday, March 17, 2001 - 06:26 am
TO KITKAT and LONDON RUDE...


Niggas waan idin la caytamilahaaaye hooyaday baa igu tiri RAGA NAAGA HA CAMAL u hadla

lahacaytamin

Hope u andrestand me

Somaliland ( ooh come somaliland plz what u thing about somaliland •••• )


WArcade Cooool nigga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faisal

Saturday, March 17, 2001 - 06:27 am
TO KITKAT and LONDON RUDE...


Niggas waan idin la caytamilahaaaye hooyaday baa igu tiri RAGA NAAGA HA CAMAL u hadla

lahacaytamin

Hope u andrestand me

Somaliland ( ooh come somaliland plz what u thing about somaliland :-P


WArcade Cooool nigga

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.