site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

CABDULLE G.==By USC==part two==:(

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Ila Qosol - Jokes (Current): CABDULLE G.==By USC==part two==:(
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

USC

Thursday, March 15, 2001 - 10:17 am
well, before I start, I would like to thank for those who did liked the first part. like: man, mc and Ceelbuur.
thank u guys.

Tuugii ayaa wuxuu ku bilaabay sidan:

Duhurkaan duhurkiisi--aan duqdoo dooro gadeysa-- diiq urraayey ka boobay.
aayaraad dudubee--oo daashkaad latagee--aa damaceyga ku yaalay.
diiqu waa dabranaaye-- aayaraan inya deysdhay-- aan duubo maagay orkeyga.
diiqiyaa dug yiraahdoo--daar oogta kafuulay.
minaan diiqi damoodhay-- asow soodagaheynin--
damaceyna qasaaray--aa daab dusheyda ka yeeray--Bang!.
dib minaan u damooday-- waa duqdii diiqa laheyd--
kadid aan inya maagay--aan dariiq hee ma arkee--
darbi foolka ku qaaday.
duuf aa layduyiriyoo-- dacooryaa leyskala daalay--
duqdu waa dikaneyde dii aan siinkariwaayey--
sey usoo dardarseysay--ooy usoo dardarseysay--
dibir ey iguboobtoo--duudkaa meel iga diirmay.
sey ii digdhabeysay-- marki aay igu daashey-- dancad iiga dhaqaaqday.
=========end of part two==================
lasoco qeybta sedexaad.

by: usc.

=======M A H A D S A N I D I I N============

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warcadde

Wednesday, March 21, 2001 - 12:04 pm
Hai Mr. USC

Saaxiib waa sheeka cajiibee dhamaystir.
Ragrifyadii qaybtii hore kugu haystayna kaa hare e ka hare e.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BRO.M.C

Wednesday, March 21, 2001 - 12:17 pm
ARYAA USC. XAAD NOO SILCEE SAAXIIBOW, MA HEE NAGA DHAMAYSIDOO SHEEKADA. AR IGA SOO DEEYAAN KU IRI INTA KAHARTAYNA. AAN INYA BUNYO CANBUULO U KARSADO KU FAHMAYMAYSTEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cadow

Thursday, March 22, 2001 - 03:24 am
to; usc

arooy intaad ku jirtay saan mahaan
u imid waxaan lahadlaanba la aaye.

saad cawada iiga qoslisay
wixii qosol igu baaqday intaan qubo
joogaad igasoo bixisay cawada.
ee noo dhamey shekada saxiibow
saan si maahee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cadow

Friday, March 23, 2001 - 04:37 am
aroow usc yoow, saan kuu sugayay
waa daalee, saan noo dhaan,saxibow.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.