site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

NIN REER MUDUG AH OO ARBEETARO LAGA DHIGTEY

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): NIN REER MUDUG AH OO ARBEETARO LAGA DHIGTEY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zaki (Public user)

Unrecorded Date
Waxaa dhacdey in labo ciyaal xaafo(Bakarah & Ciyaal Sheerkole) banooni cayaari lahaayeen.

Markii banooniga bilaabmi lahaa baa waxaa la waayey arbiitarihii, dhalin yaradii waxeey ka baqeen in qoraxdu ku dhacdo. Waxeey arbiitaro ka dhigteen nin meesha taag naa, ninkii siduu arbiitaro u ahaa oo cayaarto usocotey baa waxaa yimid oo cayaarta damcay inuu soo galo mid Ciyaal Bakaaraha ah oo nin 30 jir ah oo bidaar leh.

Markaas baa arbiitarihii(ninkii reer mudug)weey diiye xariifkii cayaarta soo gali lahaa "war adigu kumaad aheed" xariifkii wuxuu ku jawaabey "Yaakheey Ciyaal Bakaraha ahey" arbiitarihii wuxuu ugu jawaabey "ALA ku dulee bal intuu leeg yahay oo rabo inuu iisheego inuu Ciyaal yahay". Ciyaal bakaarah baa ku soo yaacay oo yiri "yaakhey adiga maxaa rabtaa ninkaan Ciyaal Bakaraha waaye" arbiitarihii intuu yaabey buu wuxuu mar labaad yiri "ALA idin dulee bal hadii Ciyaal koodu sidaan u eg yahay, Ciroolahooduna sidee u eg yahay" waana ka tagey meesha isagoo yaaban.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Danbas (Public user)

Unrecorded Date
Zaki aad iyo aad bey sheekadatani u qosol badan tahay, gaar ahaan dadkii reer Bakaaraha iyo Shiirkole oo cabiri kara goobta markii ay akhriyaan. I give you five star*****.

thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SALAH (Public user)

Unrecorded Date
MACALLINKA ***** AAN KU SIIYEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COLAAD

Unrecorded Date
Walaal aadbaad umalhasan tahay sheekadaada macaan oo xiisahaleh ee waxaa jirta in dadka Reer xamarkaa ay kufaanaan in ayyahiin dadka uugu ilbasan somalida inteedakale lakin taasi waa been waayo hadii aad fiirisid caasidamada somaliya iyo caasimadaha kale waa kaladheeryahiin oo waxaa udhaxeeya faraq weyn oo aan lasoo koobikarin waxaa kamid ah jidadka iyo saraha iyo hataa quruxda kale ee bulshada Aduunka ay isticmalaan marka aniga waxaan kudhashay meelayiraah Geedkaamaxageeyo lakin waxaan rabaa in aan la socodsiiyo somalida in geedkaamaha xageeyo iyo caasimada iyo somaliyoo dhan in ay leeyahiin lakin laga rabo in ay dhistaan hadaba waxaan la socodsiinayaa dadka somaliyeed ee udhashay somaliya ay fakaraan reer guuroogooda iyo reer magaal kooda iyo wadankooda oo dhan maaha in layiraah waa reer baadiye wadan aan laheeyn reer baadiye majiro lakin reer baadiyaha reer galbeedka waa uu ka ilbasan yahay reer magaalka somalida ee la yiraah reer Banaadir jaw iyo jawaab kaloo lasoo qro byeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cunaye

Unrecorded Date
waraa shaqo yeelo af qadhmuune

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mususoow

Unrecorded Date
to Zaki

saxiibow maxaad reer xamar wax oga sheegaysaa hadii uu ninka bidaarta lihi ee reer mudug ku mashquulsan yahay sidii uu wax geel usoo dhici lahaa dabna usoo shidi lahaa, maxaa kusiman hadii bidaaraha reer xamarka ah uu banooni dheelo ciyaar bakaarahana uu noqdo?
adeer baa tahay ee reer xamarka baro ••••.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muhsin

Unrecorded Date
thanx Mususoow !
You deserve to be the leader of Somalia.

thank you again.

Muhsin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sunta

Unrecorded Date
Definitely, the Joke of the page. Four **** and a thumps up from New Orleans. By the way ( arbiitaraha magaciisu wuxuu ahaa cabdi feerojanbal ka bidaarta leh na waa Gareemi, Skool Ahmed Gury gadaashiisu degasaa.... no ••••.)... Just joking man.!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.