Garuun | Tuesday, March 20, 2001 - 11:52 am Aryaaya gabaga dhamaystiraa?. mise wayskala heraa koleey dadaa dhibsaaye. |
MOOYE | Tuesday, March 20, 2001 - 02:42 pm AROOY ANAA WALAXOO ISKa DAY DAYAA HAWIYE LA CAAYE, MIYAA SIDII LA SHEEGAY KU SOO BIXIN. aryaa sii wad, yaan waran ku galinee |
Garuun | Wednesday, March 21, 2001 - 11:53 am Caruubaa la seexdee manaan ciid laka jeexan manii nabada ceelkaan ku rido cidi kasoo saarto. Aryaa mooye manaad juuq tiraahdo waa dhimaystiraa gabaga ninkii dhibsaaya ha dhibsadee. |
Afjebiye | Thursday, March 22, 2001 - 07:55 am Garuun Sxb inkastoo uusan gabaygu ahayn sida aad u sheegtay, wuu jiraa waxaana iska lahaa Abwaan Cabdi-raxmaan (gabyaa Murusade) mana ka gaaro inaan wada qoro ee intaan aqriso... Kaafka gabay kalaan lagu hadliyo kafki wan dhigaye Xalaybaan kifaaxayoon hurdada kaam u soo dhigaye Waxba gabaygu yuun iga kidmane waxan ku soo koobay Karti adaa karaamiyo ismaqal karanle loo daaye Kurba adag markey joogto ay xaajo kululaato Kaalayaay raggii lagu yaqiin karanle weeyaane Hannaan u guurkiyo haddaan koronka heenseeynin Kidir iyo seexowliyo haddaan kaariyaba keenin iyo koonfur niman yaallo iyo kulanka waadeerre kalashkoofka ruushkiyo hadduun kaabcadduhu yeerin kaaraha haddaan laysla dhicin kulanka baaruudda KARANLAA LA CAAYAYE HADDAAN KABAHA LOO QAADIN kaad i mooddaybaan ahay haddey xaajo kululaanim |
Anonymous | Thursday, March 22, 2001 - 08:06 am |
SOMALI | Thursday, March 22, 2001 - 08:19 am I AM DAROOD AND I LOVE HAWIYE, CAUSE WE ARE ALL ONE AND THE SAME WE ARE MUSLIMS AND FROM THE SAME LAND. TWO FACES OF THE SAME COIN. SO PLEASE STOP THIS NONSENCE HAWIYE,DAROOD, ISAQ AND THE REST ARE ALL OUR PEOPLE, WE HAVE ONLY EACH OTHER PK. |
QABIILEYSE | Thursday, March 22, 2001 - 09:46 am SOMALI HOW CAN YOU LOVE HAWIYE WHEN THEY ARE NOT EVEN HUMAN BEING THAT IS SO SAD THEY SHOULD NEVER SAID THEY ARE SOMALIAN BECAUSE THAT IS EMBARESSING TO ALL DAROOD PEOPLE. IF YOU ARE NOT DARROD YOU ARE NOT GOOD SOMALIAN THAT IS THE BOTTOM LINE! |
SOMALI | Thursday, March 22, 2001 - 01:51 pm QABILIEYSE, YOU AINT DAROOD AND OF WITH THAT NONSENCE. YOU WANNA START TROUBLE BUT YOU AINT DAROOD YOU ARE A DONKEY. DAROOD=HAWIYE AND THE OTHER WAY ROUND. SO YOU AND YOUR CHILDISH NONSENCE |