DHUUSAAYE | Thursday, March 22, 2001 - 05:21 pm Wiil caruurta ugu yaroo 5 sano jiray baa la seexan jiray hooyadiis iyo aabihiis. Wuxuu markasta arki jirey markay hooyadiis cashada cuntaba, aabihiis baa u tagi jiray. Maalin danbe baa gabar reerka u wayneyd cashadii ka go'day, markaasey cuntay casho hooyadeed u daboolneyd. Iyadoo cuneyso baa waxaa arkay wiilkii yaraa, markaasuu dhahay wiilkii " alla hooyo cashadeyda maxaad u cuntay' gabadhii " oo maxaa dhacaya" wiilkii " AABE CAAWA ADUU KU WASAA " PEACE AND I HOPE YOU ENJOY IT. |
ISMAHAAN | Thursday, March 22, 2001 - 05:24 pm WAR DHUUSAAYOO XAGEE JIRTAY. QOSOL BAA WALAAHI IGA ISTAAGI WAAYAY. |
DHUUSAAYE | Thursday, March 22, 2001 - 05:26 pm ABAAYO HADA LEE QOREY |
XASSAN DHEERE | Friday, March 23, 2001 - 12:32 pm DHUUSAAYOW WALAAHI WAAD IGA QOSLISAY. WAR SOO QOR WIXII QOSOL AH AAD HEYSO WAABA WEYNEY MAALMAHAANE. pEACE |
LONDON RUDEBOYZ | Friday, March 23, 2001 - 04:53 pm haahahahahahahahahahah dhusaye ila qosla inantina was sxb u are funny korsigan ka dhacay dayum imikan ka imid CENTRAL LONDON party dhabarka i xanuney adiga igu sii daray haahahahah |
qof kaa yaaban | Monday, March 26, 2001 - 11:01 am Dhuusaye war waxaad ku hadleysid is fiiri doqon yohow oo waaba in ciyaalka lagaa ilaaliye. War ma carabtaad ka timid mise meel kale. oo ma run baad mooday qosolka beentah. haddadan waxaad qoreysid joojin qoloda ciyaalka xisaabsan ayaan wici oo kuu shegi. |
dhuusaaye | Monday, March 26, 2001 - 12:36 pm Nayaa xayaan yahay marka hore maad adi is fiirisid. saqajaan aan wax aqoon baad tahay, meeshaan waa ila qosol. Teeda kale, maxaa carabta iyo caruurta dhagahaaga iyo maskaxdaada ka qaylinaaye. Wax baa la qoraa baad maqashay, markaasaad ummada kaadi ka hor geyneysaa. naahooy is control yaanan indhaha kaala bixine. |
Anonymous | Monday, March 26, 2001 - 10:59 pm TO NDHUUSAAYE WAR NIN YOHOW HORDA NINKII WAX KUU SHEEGA WAA NIN KAA NAXAYO EE IS GARO INAAD QALAD KU JIRDID HADAN NABADEEY |
ad | Tuesday, March 27, 2001 - 03:44 am qalad ma ahee walaahi waa qosol waxaan ku qoslay walaahi indhah ayaan kaala baxayaa iyo dadkaad ku kaadineysaa iam loughing you just so right dhuusaaye...you are funny guy..keep having a sense of humor/love and peace and tranquility and good will to you all somalis i love you i gues you don't hear that much... |
qof kaa yaaban | Tuesday, March 27, 2001 - 09:09 am AD uma maleeynahayo in add sheekada fahantay ee iska aamus adoo kale korkooda baan xarash ka dheeli jirney ee!wax caawi baad is tiri lakiin wey kugu yaacday!sorry! |
qof kaa yaaban | Tuesday, March 27, 2001 - 09:12 am DHUUSAYEE WAXAAN MALEYN IN ADD KHANIIS TAHAY EE ISI SHEEG ANN DHAGAX KUGU DILNEE ANIGA IYO ISLAAMKA KALE!QAX QAXXXXXXXXXX!!! |
SPECIAL GUY | Tuesday, March 27, 2001 - 09:19 am war ma qofteyda baad tiri indhaan kaala bixi ma ogtahay anigu inaan dadka qasho.wale hilibkaa baa la weyn nasoo galaan gal.ADOO NOOL BAAN KU AASI WELE SIDII ARABTII HORE! |
SPECIAL GUY | Tuesday, March 27, 2001 - 09:26 am WAR MA QOFTEYDA BAAD KU LEEDAHAY INDHAAN KAALA BIXI MA OGTAHAY IN AAN ANIGU QASHO DADKA OO AAN COLLEGE OGA BAXAY. ADOO NOOL BAAN KU XABAALI SIDII CARABTII HORE.AMA WAAN KU QALAN NASOO GALAAN GAL HAYEEY!XUUUUUUX |
QOF KAA YAABAN | Tuesday, March 27, 2001 - 09:38 am ANONYMOUS ADD AYAAD U MAHADSAN TAHAY LAKIIN KAMA NAXAYO ASAGA EE CARUURTEYDA BAAN UGA BAQAY MAADAMA UU CARUUR HORE SOO QABSADEY SIDUU KU SOO QORAY MEESHABA! |
dhuusaaye | Thursday, March 29, 2001 - 01:42 pm oo hada waaba isla fiican tihiin. Maxaa waaye caruurta horey loo qabsaday, yaase dhahay horaan wax u qabsaday. Teeda kale sharmuutadaan qaniis iyo waxaan loo joogin ku waalatay, kan dhahaya qoftaydoo cesho inaan sii caayo ma rabee. Hadii kale dharbaaxaan ku dileenaa kufaarta kufaartu dhashay. |
faisal | Thursday, March 29, 2001 - 01:51 pm TO DHUUSAAYE SAAXIIB WAXXAN KUU SHEEGAYAA SHEEKATAAN INKASTOOY AAD U FOOL XUN TAHAY, HADANA WAA QOSOL. MEESHAANA WAA "ILA QOSOL" WAX AAN KUGU EEDEEYANA MAJIRTA. NAAGTAAN KALOO SI FIICAN WAX U HUBSAN, MEEL XUN AY KAALA QAATAY, LAAKIIN HA XAANAQINEE IS DAJI SI AADAN U XAD GUDBIN. PEACE! |
DHUUSAAYE | Thursday, March 29, 2001 - 01:59 pm TO FAISAL SAAXIIB WAAD KU MAHADSANTAHAY TALADAADII. NAAGTAAN WAXYAALO BADAN OONA KU KICIN LAHEYN BAY IGA KEENTAY. MARKII GORONYO LOO HEESO, GEEL U HEESEE, NAAHOOY MEESHAAN WAA ILA QOSOL. LOOMANA JOOGO IN LAGA HADLO QANIIS IYO CARUURTAAD WADWADID LAAKIIN WIXII HADA KA DANBEEYA UMA SII XAD GUDBAAYO MANGAABTAAN. |
soo daa waxaad heyso | Tuesday, April 03, 2001 - 04:28 am a/caleykum aqayaarta gaar ahaan dhuusaayoow bro aad baad qosol badantahay ee kuwaan aan siin iyo saad kala saari aqoon hala yaabin weey ku cusubtahay meeshaa ee kawado shactiradaadii. sidaas iyo nabad galyo ps: naagtaadaan oo dadka hororsaneysa hadaad caruurtaada la baqeysid maxaa meeshaa ku keynay. saa aniga wax laga baqo uma ma arag. mida kale si ba wax kuu soo mareeen ee dadka lama xag xagto waaa la hubsadaa.doqoneeeeeeey hadaad rabto inaad soo jawaabto afkaaga yuunan ku ciilin. |
QOF KAA YAABAN | Thursday, April 05, 2001 - 09:38 am DHUUSAAYE ADIGA IYO ANIGA ADA KUFAAR U DHOW HOYADAANA KU SOO SINEYSATAY EE HAGAARIN WIIXII I DHALAY GAAL YAHOOW GAALADU DHALEEN! |
QOF KAA YAABAN | Thursday, April 05, 2001 - 09:38 am DHUUSAAYE ADIGA IYO ANIGA ADA KUFAAR U DHOW HOYADAANA KU SOO SINEYSATAY EE HAGAARIN WIIXII I DHALAY GAAL YAHOOW GAALADU DHALEEN! |
Hana | Sunday, April 08, 2001 - 10:48 am Dhuusaaye walaalo waad naga wada qoslisay,meeshana waa ila qosol,midkastaa intay qososho ayay hadana kugu qabsanaysaa..dont worry. Ta labaad walaalo magaca xun maxaa kuu bixiyay maad qoslaaye,joker,ama magac fiican la baxdid. Take care |
nacas necbe | Monday, April 09, 2001 - 04:00 am waryaa xoolonool baatahay waxaad ku hadleeyso u fiirso wax lagu qoslo iyo wax kale ayaa jiraa lo'baa tahy maankaal iyo bal ayaa kaa maqan nacas |
Dumbuluq | Monday, April 09, 2001 - 03:06 pm DHUUSAAYE WAXAAD LEEDAHAY TALENT THINK ABOUT WRITING SHORT BOOKS ABOUT JOKES YOU HAVE FUTURE THIS IS THE GOOD THING ABOUT INTERNET, PEOPLE CAN TEST THEMSELVES. AAD IYO AAD BAAD IIGA QOSLISAY |
INA FAATAA HAROOSI | Tuesday, April 10, 2001 - 01:57 am WAAN KU SALAAMAY DHUUSAHAYOW. AAD IYO AAD BAAD IIGA QOSLISAY LAAKIIN WALAALOW SU'AAL BAAN QABAA SU'AASHEDU WAA WIILKA 5 JIDHKA AH INA ADEEROW ILAAH BAAN KUUGU DHAARSHAYE MA ADIGA BUU AHAA HA HA HAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA HA HA. |