site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Atooruhu waa najis najis dhaley!!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Atooruhu waa najis najis dhaley!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar (Public user)

Unrecorded Date
Wiil dhalinyaro ah oo reer Kismaayood ah ayaa fasxii sannad dugsiyeedka aadey Gaalkacayo si uu usoo carro gedisto, dadkiisana usoo barto.

Waxey aheyd dhammaadkii 70's oo waxaa meeshuu ka tegey aad looga xiiseen jirey filimaanta Hindiga.
Kismaayo filinka tabeelihiisa(posters) inta kareeto la saaro ayaa nin mikroofan wataa oo aad u yaqaan filimaantu naadiyaa oo yiraa: waxaa filinkaan ka shaqeeynaaya atoorihii iyo atariishadii caanka ahaa Darmander iyo Hema Malini, waxaa kuu heesaya Mohamed Rafi iyo Asha Bosle .... so, ninkaan Gaalkacayo tagey wax ka yaabshey buu arkey.marka hore filin Hindi ah meesha wuu ka waayey.
marka xigana waxuu arkey filinkii oo xaajiyo khamsiin lagu naadinayo, ninka naadinaya uu leeyahay waar na dhageysta filin belaayo ka dhacdaan wadaaye.

Markii lasoo wada eegey buu yiri: atooruhu waa najis najis dhaley, dagaal lagu gaari mahayo, laba jeer buu wax dhabahayaa.Haddee waaba la ogaa sidii filinkii habeenkaas la isugu diley.
Markaasaa dhallintuu u sheegayey weydiiyeen atooruhuu ahaa kaasi, waxuu ahaa buu yiri Jack Norris oo ajente wada. Reer Gaalkacayana Cowboy iyo ajente leey jecelyihiin buu yiri.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ituur tuur (Public user)

Unrecorded Date
Haaahaaaaa.
war maxaa tiri,waa najis najis dhaley dheh.
well done bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceynabo

Unrecorded Date
War nin yahow sheekadaada wey iga qoslisay kow dheh laakiin illah baan kugu dhaarshaye ma reer gaalkacyood naceyb aad halkaa ka gaartay, war illaahay ka yaaboo faraha ka qaad reerahayaga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gorse

Unrecorded Date
ala reer beesaani sanaa ninyahow reer gaal kacayood waad ku macaan tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
sxb..madar...
haaaaaaaaaaaa haaaaaaaaaaaaa haaaaaaaaaaaaaaaaaa war nin yohoooow tani waa sheekadii ugu qosolka badnaaaaaaaaaayd laaaaaaa ilaaaaaaha ...muxuuu yiri waa ....najis najisdhalay.......hahahahhaha waryaa sidee gaalkacayo utaqaan saaxiib....laakiin waxaad ka ilowday markii uu filinkii galay oo uu moodaayay in nac nac iyo mac macaan meesha filinka lagu gadaayo markaa saa lagu dhawaaqay ........hilib iyo caano. hilib iyo caano....wuu yaaabay markaasuu mooday in ee meeshu sab tahay ...ee uu usagu filin u qaaatay lol@@@@@@@@

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bullaale

Unrecorded Date
qoraalka ugu danbayya ..quraaga bullaale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M.K.

Unrecorded Date
Ok. Sheekoy sheeko....war kalgacyo waxaad kataqaani majiro ayaan kuleenahay. O.K.
And--it ain't like Mr. Anonymous knows any better either. aight.
Kalgacyo waa wadan wadani...ok....there ain't no meat and milk serving in theatres. Thats ill Yow.

You besta know the facts before you lay down the humour...cause you killin it bro.....
Don't be insulting my Grandma and Grandpa's Hood YOW....cause they don't me knowin funny....it don't get down like dat for them, fool.

You besta know how it goes down like.

M.K.
Vancouver,
Canada
Peace,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
•••• m.k u typical u killing the joke what the hell r u getting so worked up for?

just 'couse he said little thing that aint even a dis about galkacyo!

yo chill this aint fighting ground if u looking for something to fight about go back to somaliya and carry the weopens for galkacyo god knows they could do with what little help u bring to them.

I'M OUT

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Is reebka hore ee Ciyaaraha Gobolada qeybtooda Hore ayaa Qaybat gobolada dhexe lagu qabtay Beled weyne waxaan ka mid ahaa dhalinyaradii uu dheeleysey Kibada Cagta Gobolka Gobolkaa Hiiraan,

Waxaan cayaartii u horeysey ku soo aadney KaalKacyo, Noobaha(9) Hiiraan waxuu ahaa nin aad u dheereyaa Jinguwihii Gaalkacyo ooan Banooniga Ceshan aqooon ayuu inta Bartamaha Uga dafay wax Gaara la waayey Mid reer Gaalkacyo ugu orod dheeraa ayaa ka daba qaatay Markuu arkay in uusan Gaareyn ayuu iska istaagey oo inta sinaha qabsaday Yiri "Dhugo wax uu siii fir fur degleeyo Ma ka taqaan in uu boqol Geel ahiga dhacay"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Iqyaareey Ma Runbaa in Lagu Gado Shineemada Gaalkacyo Oodkac iyo hilib meesha Lawska looga gado Xamar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dalmar

Unrecorded Date
War wax walbaa lagu gadaa shineemada Gaalkacayo(they only got one). Hilib duban, mid shiilan, oodkac,iyo timirba. Xitaa waxaa kalood ka heli kartaa barida idaha iyo kurus geel. Balse aan kuu digee istiraasho iyo faraxal biyo kulul iyo shampoo leh hore usoo qaado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

said

Unrecorded Date
ahhhhhhh uuuuuuhhhhhhhhhhh.
thank you brother,waxaan mar dhawayd kasoo baxay class macalimadayda ayaana ka soo xanaaqay,waxaan aad uraadinayay wax iga qosliya dhowr sheko oo aan akhriyay aad iigama ayay qoslisiin laakiin taada dadkii hareerahayga fadhiyay ayaa isoo eegay.
thanks again

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WHAT WHAT??

Unrecorded Date
TO ANONYMOUS:

BRO U THINK U KNOW GALKACYO BUT NEWS FLASH
U DON'T SORRY I HAD TO BURST UR BUBBLE.
I BET UR TALKING LIKE THAT COZ UR JEALOUS
AND WISH THAT WHERE U COME FROM WAS PEACE AS
MY HOME LAND. SORRY THOUGHT IT'S UR PPL WHO NEED
ALL THE HELP THEY CAN GET!
I AIGHT TRYING TO DIS BRO BUT IT'S THE FACT.
READ SOME LITTLE HISTORY BRO IT WASN'T THAT LONG
AGO WHY U PLAYA HATING?????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
to whatwhat??

so now u sucking up to galkacyo??
maxaa sidaas kuu diiday!!
where i came from was peace so i dont have a reason to be
and about history I DONT NEED TO READ BOOK TO FIND OUT WHAT U HAVE ATTEMPTED EARLIER was a complete put down-nothing that is in the history! got it??

yo peace dont mean to be hard on you!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reer gaalkacyood

Unrecorded Date
Waxaa qiso dhacday ah oo run in Shineemooyinka
Xamar Sannadihii 1992 illaa wixii ka dambeeyey
dadweynihii geli jirey ay iska daayeen sababtoo
ah markii nin reer Dhuuso-mareebeed ah uu koobi-
yeeyey Filim uu horey u daawaday uuna Boorsamiito
ku sameeyey dadkii film-ka daawanayey oo uu xabbado run ah ku furey halkaasoo ay ku naf waayeen dadweyne Beysaaniyiin ah oo filimka
daawanayey,uuna ka mid ahaa Abtigiis hooyadiis
la dhashay iyo labo walaalihiis,Haddaba meesha
Reer Gaalkacyood Hilibka iyo Caanaha ku gadaan
Shineemada dhexdeeda Reer Gobollada kale waxay ku gadaan Rasaas iyo Xabbado ay ku laayaan walaalah-
ood iyo Abtiyaashood ay ku laayaan.

By.Reer Gaalkacyood.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DUQA

Unrecorded Date
TO: REERGAALKACYOOD


WARYAA BEENTA IS KADAA NINYOHOW SHEEKO FIICAN LA\
IMOOW MEEHSA HADII AAD DHIHI LAHEED XAMAR WAN YEELI LAHAA LAAKIIIN GAALKACYO MAYEEEEN


NIGGER BEACE YO

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.