site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

I don't care

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): I don't care
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Nin Dalinyaro ah oo reer koonfur ah ayaa wuxuu ka soo qaxay dagaalkii sokeye ee 91 ka dhacay K. soomaaliya, ninkaasi wuxuu yimi dalka Kiiniya , nasiib darada ninkaa haysatey waxay ahayd isaga oo ninkaasi luuqada English-ta ka yaqaanay weedha kor ku qoran ee ' I don't care ' oo keliya, waxa taa ka sii darayd isaga oo weedhaa macnaheeda u haystey ' iga raali ahaw ', maalin maalmaha ka mid ah ayaa isaga oo ninkaasi marayo jidadka megaalada Nairopi ayaa wuxuu ka hor yimi nin kiiniyaati ah iyo naagtiisii oo wada socoda, xariifkii soomaaliga ahaa isaga oo is qalqaloocinaya ayuu wuxuu ku dhacay Naagtii ninka kiiniyaatiga ah la socotey, ninkii kiiniyaatiga ahaa baa wuxuu yidhi isaga oo english ku hadlaya waar maxaad naagta iiga dardartay macalinkii reer koonfurka ahaa wuxuu isku deyey in uu ninka iyo naagtiisaba raali geliyo wuxuuna yidhi I don't care ninkii kiinyaatiga ahaa intuu xanaaqay buu ninkii ku soo boodey oo feedh ku bilaabay, ninkii soomaaliga ahaana wuxuu ku waashay I don't care, I don't care........ ninkii kiinyaatiga ahaa intuu sii xanaaqay buu ninkii feedh iyo laad la dhacay ninkaa soomaaliga ahaa waxaa halkaa kaga dhacay hal ilig. waa sheeko dhab u dhacday nikaa maanta waaa la yidhaahda I don't care .
ah ah ah

by wadani

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WhoCares (Public user)

Unrecorded Date
mar runtaabaa? ma sheeko run ahbaa? hadaad tidhi haa, waxaan ku odhan lahaa..we dont care!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar (Public user)

Unrecorded Date
Yeah,Anonymous, this kind of misunderstanding happens alot since we(Somalians)do not speak one language properly. It's just like a girl that said to somebody can you fahmi what I'm saying. Thanks man.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.