site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

TUUG WAA TUUG

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): TUUG WAA TUUG
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Shekadaan waa run,Nine tuug ayaa jiraray.Ninka
tuugka wuxuu daknaan jiray suuq layiraan jiray
Suuqa Bakaarah oo kuyaala muqdisho.Asoo malin
maraya meeshaas ayaa wuxuu arkay naak kacan teeda
kasoojeedo baabuurta caasika.Naakta waxeey wadad
dahab tirada kabatay sidad,Ninka markuu arkey kacanteeda ayuu wuxuu lisooboday seef.kacan ta ayuu kagooyey markaas wuxuu gashadey shaadiga uu waday hoostiisa.Wuxuu raacay babuur.Dadkii saarnaa babuur ka ayaa wexeey arkeen dhiik ka imaanaya ninka tuugahaa.Ninkii wuxuu isku dayey in uu
cararo.marguu kadakey babuurka waxaa dhiley
babuur kale.Dadkii oo dhan ayaa isku imaaday
cajaab daraad deed.Waxaa larkey nin sadax
gacmood.Waxaa lisguugu ayeray wadaada oo dhan.
qoraan ayeey aqrinaayeen maalinti oo dhan.
Waxaa loo maleenanya tuuga (Alien)
THE END

Ali comad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar (Public user)

Unrecorded Date
Hey, Anonymous sey wax u jiraan bro. one time you're Waddani, haddana Ali amod,sidoo kale your story Idon't care you've written good somali and this story your Somali is hard to read. Are you doing that on purpose, don't get me wrong I like that accent, it's just that i want you to tel me.

Thanks man.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

raz

Unrecorded Date
hey yall email me with this kind of jokes i really love them aight peace people

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaafi99

Unrecorded Date
Waryaa anonymous (Ali comad)... Bal waa mide waxaan kufarxay inaad iskudayday inaad sheekadaada afsoomali kuqoritd inskastoo uu kudhibaayo...keep up the good work....mida kale, soomaalidu 'Aliens' mayaqaanaan, laakiin waxay aaminsanyihiin jin (sida naag qoob dameer leh, iwm).
peace.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr curi

Unrecorded Date
dr curi anigoo ah waxaan xasuustay 3 arimood 1 nin labada lugoodka go an wax qalab ahna aan heeysan oo oradkufaanaayo.2 nin indhool ah oo labada indhoodba damyihiin aan wax arag oo leh ala gabadhu luqun dheeraa ma liqdaa iqabataa oo maalin walba way isoo eegeeysaaye miyeey i jeceshayhay. 3 ruuxaan ANONYMOUS oo inuu wax sheegaayo iskaba dhaafe isu heeysta inuu waxka qoslisiinaayo hhhhhhh@@@@@l

Sami dhageyso suuqa bakaaraha ayaan kunoo laan jiray waana lagayaabaa inay kadhacaan waxaas iyo waxlamida, laakiin waxaan aamin sanahay waxkaquman inaad qorikartay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
why can't somalia women scream when they have sexy ?????????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anon

Unrecorded Date
Did you ask yourself that maybe your preformance isn't anyhting to scream about???
If you don't deliver, there is no scream get it!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M.W.CABDI

Unrecorded Date
MAXAMMED CABDI
ALL U MANS CHAT BULLSHIT WALLAHI
WAX LAGARANAYO SHEEGA AMA ISKA AAMUSA!!!... PEACE!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cusubtorontom

Unrecorded Date
I am sure your dick, is not big enough to make a woma screem. And you should know that!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cusub

Unrecorded Date
Yo, Mahamed Abdi
That is true they talk about, Bullshite! Peace and love,allright.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Unrecorded Date
abdi
to:anonymous
qisadaasi way dhacday laakiinse sidaas ma aheen
maxaa yeelay aniga goob joog ayaan ka ahaa
sheeka kale
afar gof ayaa safar is ku raacday midka 1-wuxuu ahaa dhagoole 2-camoole 3-curyaan 4-mid qaawan
midkii dhagoolkaa wuxuu yiri waxaan maqlaa sac ciyaya indholkii ayaa yiri waan arkaa waa mid cad kii curyaanka ahaa ayaa yiri na orodsiiya aynu tagnay kii qaawanaa ayaa yiri war bal waxaa laga yaabaa in ay tuugo joogto oo dharka nalaga furtaaye
by:abdi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

g-gode

Unrecorded Date
saaxiibayaal before you dont write something about ila qosol first your story must be mid lagu madadaasho that is my talo beklager

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

isha

Unrecorded Date
sheekadaada saaxib way qaldantahay waayo suuqa bakaaraha tuugo madaganayn ee adeer sheeko kale mahaysaa qix qix qix

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faysal

Unrecorded Date
<title>SACAD WAYDIIN QOF<title>
Malinbaa waxaan waydiyay adeerkay,I said with english what time is it? He goes, Wardee waa intii
oo shalay oo shan dhiman.
ah ha ahh Qix Qix Qix

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hariwaa

Unrecorded Date
Qiso dhab ah
Anagoo caruur ah ayaa waxaa nagu soo dagay labo habrood oo qararaf ah oo ka baayac mushtara xamar iyo jubada hoose goobtii aan kunooleeyn waxay ahayd tuulo tuuladaas aad iyo aad ayay uhangaralabadnayd markii cishihiilatukaday ayaa la iska caweeyay caruur waad taqaane wax aan lagu quslin ayaan kuqososhaaye mid naga mid ah ayaa arkay hangarlihii ama dibiqaloocii oo soo socda markaasuu yiri war dibiqaloocii waa uu soobaxay habar habrihii kamid ah oo aadna ubuurnayd ayaa kor u istaagtay ayadoo ay kafakatay dhuuso qaylinaysay intii ay istaagaysay oo dhan

Haaa Haaaa Haaaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
raga qaarkood wax an loo baahneyn ayey ku hadlaan oo ah hadal waa lahadlaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ladan.

Unrecorded Date
it was a good joke and to all of u who didt get it may u please writ it back. and kafi sweety maybe the one u were with didt screem because they didnt get what they should screem about.and to abdi sweety your joke was the bobbbbmmm.you should keep writing.and the guy who was tolking about the alien supgect. ppl know what alien ment then, and now ,but daes not meen we believe it.
sence some ppl had a movies, tv, and flowing the news know what ather ppl believe it in and what was going aroud the world.good jobe to ali cumad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDI FATAH

Unrecorded Date
HI THIS IS 2 LADAN
ADIGA MA QEEYLI SAA MARKA AAD RAAXEEYSANEEYSO
MISE WAXAAD KA FIKIRTAA YUU U SHEEGAYAA???
AND THE JOKE PLS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
saaxiib shekaadu aad ayaan ugu helay
laakin shekadu sheko xamarweyne ka dhacday
ayey uw ektahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Unrecorded Date
walala tani qosol ma aheen ee waxaa aheet meelaha kale inaad ku qorto,mise ma taqaanid wax la dhaho ila qosol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

susu

Unrecorded Date
walaa waxaan ku sheegayaa in ay sheegada aheeyn qosol , laakiin waa mid kaa nixnaysa.
markaa walaal ha ka dhigan sheekooyinkan oo kale qosol, qalbi malihid.
koleey aniga waan naxay, qosolna ma ila aheeyn.
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

madaxeey

Unrecorded Date
yar soomaaliya ka yimid ayaa maalmihi uu cusbaa isla
degeneyn waxay aheyd geneva waxaa naga dhexeeyay
daawada lagu rumeysto maalmo ka dib markey naga dhamaat
ay ayaa booskii daawada wuxuu soo gatay geed u eg
oo manyoonees ku jiro maalmo asagoo ku cadaysanaayo
ayaan marki dambe ku arkay aana u sheegay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hansc

Unrecorded Date
Yaja, ke oho boooo.
Moso retal baba saholo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LaYlA

Unrecorded Date
That was a good one Anon...it took me a while to read it but it was great.

Keep up the good work.

By the way, Did we know about Aliens back in Somalia?! If so what are they Called?...JUst asking.

Laterz

LaYlA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, August 01, 2000 - 09:12 am
cidbaamisaajid ag daganeyd maqribkii markii lagaaro oo la adimo ayaa naagta guriga tiraahdaa wadaadka codkiisa ayaan jecelahay markaasu odeyga guriga caroodaa ,maalintii dambe uu intuu cunug yar lacagsiiyey ku yiri islaanta gurigaas intaa u tagtid ku dheh wadaadkii masaajidka aa banaanka kugu sugaayo, way soo carartey mugdini way aheyd ,intuu cimaamad iska saarey wajiga uu labo isdhaaf ah ku dhuftey ,islaantii waa laga maqli waayey wadaadka mardambe ,markaasuu weydiiyey ninkeedii maalmahaan kama hadashidwadaadkii ee manacdey. markaaseey tiri war iga dhaaf wadaadkaas waxaa la yiri naaguhuu dilaaye.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.