site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Eey dile

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Eey dile
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar (Public user)

Unrecorded Date
Yar dhalinyaro ah oo aad u dheer oona caato godan ah ayaa Europe yimid. Ninkaan eeyduu aad uga baqaa oo xitaa ag maridooduu ka cabsadaa.

Maalintii dambe ninkaan oo suuqa maraaya ayaa xarigii kabaha midkood ka furtey. intuu ku foorarey oo xiranaayey ayaa luuq yar waxaa kasoo baxey islaan gaala oo ey yaraan badan wadata. Eyda yaryarna wey ka qeylo badantahay eyda kalee, waa kan ninkii foorerey ku qeeyliyey"wahwahwahh..", oona kusoo boodey.

Saaxiibkaa inta la naxey aa eygii oo goobada usaaran lala cararey. Buundo furmeysa ayuu korey, markuu arkey iney ku furmeyso ayuu misna jiho kale ucararey. Eygii intuu naxey gudhiisu ayuu wuxuu sii xoojiyey qeyladii, islaantiina wey daba ordeysaa oo eygayga iisoo celi bey leedahay. Ninkaan markaasuu eygii inta iska soo fujiyey si xoog leh dhulka ula dhacey illaa waa nin nafi heysee. Eygii dhowr feer baa jabtey, isagiina shaarkiibaa ka jeexjeexmey,dhiig miiranna wuu noqdey ciddiyaha eyga awgii. Haddee ninkii waxaa naaneys u noqotey Ey dile. The End.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QOSLAAYE

Unrecorded Date
MARAX MARAX DHAAFTEY!! THANX ANY WAY!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aliyow

Unrecorded Date
Don't you know the difference between Sheeko and Joke.!!!!!
Mar dambe ha noola imaanin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asaga

Unrecorded Date
Mr madar waan ka xumahay labadaan marax oo ku heshay, sheeko qosol miiran ayey ahay malaha waxaysan aqoonin wax lagu qoslo iyo wax kaleeto!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.