Unrecorded Date wax yahoo xayawanka ah adiga camal ayaa somali ku jirto gormey hagaagaysa mise adiga ba nin cadan ah ku qabaa raga somaliyed waa dad sharaf leh waxan nahays tana ilaahay amarkis ayay ku dhecen wax kastana bilow iyo dhamaad ayay le yihin
Unrecorded Date Waryaa WOOW, adigu haddaad is dhiibtey maxaad ragga Soomaaliyeed ugu marmarsooneysaa. Haddii adiga lagu qabo ha moodin in raggoo dhan sidaa yahay. Teeda kale waan qiiroodey baa tiriye, ma waxaad ka qiirootey gaalka ku qaba illaa Soomaalinimo kama aadan qiiroonne. Hadduuse gaalka kugu filnaanwaayey gaal kale ku darso noh.